Warbaahinta Jabuuti oo Si Weyn Uga Warantay Socdaalka Madaxweynaha Somaliland

0
Djibouti (Hargeisa Press) – Warbaahinta dowladda Jabuuti, ayaa caawa si weyn uga warrantay socdaalka Weftiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi  Cabdi uu ku tagay...

Qaybo Kamid Ah Qalabkii Lagu Gelayay Doorashooyinka oo Dalka Soo Gaadhay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Waxaa maanta dalka Somaliland si rasmi ah u soo gaadhay qaybo ka mid ah qalabkii lagu galayay Doorashada Codbixinta ee...

Madaxweynaha Somaliland oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Jabuuti+SAWIRRO

0
Djibouti (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hoggaaminayay, ayaa waxaa ay  gaadheen dalka Jabuuti. Madaxweynaha, waxaa garoonka diyaaraddaha Jabuuti ku soo...
Madaxweyne Biixi

Madaxweyne Biixi oo Qoonsaday Taageerada Dhaqaale Ee Ay Beesha Caalamku Siiso Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa fariin u diray shacabka Somaliland, isagoo ugu baaqay in ay ka dheeraadaan waxkasta oo...
Magaaladda Qaza

Duqeymaha Israel oo Weli Ku Socda Qaza iyo Xamas oo Gantaallo Ku Jawaabeysa

0
Qaza (Hargeisa Press) – Ciidamada Israel, ayaa lasoo dhoobay xuduudda Qaza, xilli ay weli duqeyn ku socoto magaalada, halka ururka Xamas ay iyagana gantaallo...
Madaxweynaha Somaliland iyo Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya

Warbixino Ku Saabsan Sida Looga Ciiday Deegaanada Soomaalida

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guud ahaan deegaanada Soomaalida, ayaa Khamiista Maanta laga Ciiday isla-markaana laga oogay Salaadda Ciidda Soonfur oo ku beegan 1-da bisha...

Wasaaradda Waxbarashadu Maxay Ka Tidhi Eedaha HEMO BOOKS?

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda waxbarashada Somaliland, ayaa ka jawaabtay eedaymo ay u soo jeedisay shirkadda daabacaadda ee Hemo Books. Guddi farsamo oo wasaaradda waxbarshadu...

Kenya Airways oo War Ka Soo Saartay Duulimaadyadii Ay Ka Billaabaysay Somaliland

0
Nairobi (Hargeisa Press) – Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways, ayaa waxaa ay war ka soo saartay duulimaadyadii ay ka billaabaysay dalka Somaliland. Shirkadda Kenya Airways,...

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabka Ku Hambalyeeyey Munaasibada Ciidal Fidriga Awgeed.

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu Ciidal Fidriga awgeed dhammaal hambalyo ah u dirayaa Shacbiga Somaliland meel ay joogaanba iyo guud...

Daawo: Barnaamij Ku Saabsan Ardayda Somaliland Ee Wax Ka Barta Turkey

0
Ankara (HP): Dalka Turkiga ayaa sanadihii u danbeeyay ka mid ah wadamadda ay ardayda reer Somaliland waxbarashadda u tagaan. Waxaana jirta in sannad kasta ay...