Diyaaradda Air Djibouti oo Duulimaadkeedii u horeeyey Dalka ku Timid una Kala Gooshtay Hargeysa...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkada Diyaaradaha ee Air Djibouti ayaa maanta hawl galkoodii ka bilaabay dalka, iyada oo diyaarada Air Djibouti duulimaad ay kaga soo kicintay...

Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyay Xulka Gobolka Gabiley + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Afhayeenka Madaxweynaha JSL  Mudane Xuseen Adan Cige  (Deyr) ayaa maanta qado-sharaf u sameeyey Xulka Ciyaar-yahanada Kubadda Cagta, Kolayga iyo Orodada ee Gobolka...

War-Murtiyeed Uu Soo Saaray Sarkaal Ka Tirsan UCID, Oo Qaab Sharciya Usoo Bandhigay Qodobada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Anagoo ka duulayna Xeerka UCID iyo Xeer Lam.14; Waxaanu Cadaynaynaa Inaanu Faysal Gudoomiye Ahayn, Lumiyayna Xilkii Gudoomiyenimo Kadib Markii uu Ku Dhawaaqay...

Guurka Lammaanaha Da’doodu Kala Weyn Tahay Iyo Saamaynta Caafimaad, Ma Dhabbaa In Qofka Qof...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Farqiga dhinaca da’da ah ee u dhaxeeya lammaanaha is guursada wax saamayn ah kuma laha caafimaadkooda, waxayna ka mid tahay khuraafaatka ay...

Dunida Islaamka Oo Si Weyn Looga Cambaareeyey Gantaalkii Kooxda Xuutiyiinta Dalka Yemen Ku Ridday...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Badiba Dalalka Islaamka ayaa shalay oo Jimce ahayd si weyn looga cambaareeyey gantaankii dunida islaamka sida weyn uga nixiyey ee ay kooxda...

Khilaafka Xisbiga Ucid OO Markale Cirka Isku Shareeray + Muuqaal

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Halkan Ka Daawo Muuqaalkan Khilaafka Xisbiga Ucid OO Markale Cirka Isku Shareeray.                 Halkan hoose ka daawo muuqaalka   https://youtu.be/OQIKCaSUyZM   HargeisaPress News Desk — Hargeysa info@hargeisapress.com   Follow us on...

Hoggaanka Garabka Haweenka Heer-qaran Ee Xisbiga KULMIYE Oo Hadhimo-sharafeed Ku Maamuusay Haweenka Xisbiga Uu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Hoggaanka garabka haweenka heer qaran ee xisbul-xaakimka KULMIYE, ayaa hadhimo-sharafeed ku maamuusay madaxda haweenka ah ee xisbigaas u qaabilsan gobollada Sool, Saraar,...

Daawo Sawir Gacmeed Cajiib ah oo laga sameeyay Xisbiga Wadan

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Sawir gacmeed laga sameeyay Xisbiga Wadani. Waa sheeko siyaaasadeedka ugu hadal haynta badan ee Todobadkan oo  laga Sameeyey Sawir Gacmeed.                                     Halkan hoose ka...

Live:-Halkan Si Toosa Uga Daawo Ciyaarta Dhex Maraysa Gobolada Hawd Iyo Sool.

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Halkan si  Toos ah Uga Daawo Ciyaar xiiso badan oo dhex maraysa  Gobolada Hawd Iyo Sool.               Halkan hoose ka daawo muuqaalka   https://youtu.be/doUT_gYNLuQ   HargeisaPress News Desk...

Haweenay Miisaan Ku Lahayd Xisbiga WADDANI Oo Iscasishay, Guddoomiye Cirro-na Ku Eedaysay Inuu Xisbiga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xog-hayihii dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee xisbiga WADDANI Md. Rooda Cabdi Muuse,ayaa gebi ahaanba xilkii ay ka haysay xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI...