SONSAF Iyo SSE” Waxay Xukuumadda iyo Guddida Doorashooyinka Ugu Baaqaysaa inay Kordhiyaan La Wadaagida...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —War-saxaafadeed Wada jir ah oo ku Saabsan Doorashada Madaxtooyada Dallada Jilayaasha aan dawliga aheyn ee (SONSAF) iyo Dallada Ururuda bulshada Somaliland ee Qaaradda...

Iyamaa Kulmiye Iyo Waddani Si Waali Cas U Xushay Murashaxiintooda?

0
Marka sida tan oo kale la is barbar dhigayo xisbiyo kala wata taageerrayaal seef la bood u badan, waxa wacan in xisaab loo adeegsado....

War-saxaafadeed: Xarunta Xuquuqal insaanka oo ka hadashay 24 qof oo lagu Xidhay Caynabo

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay ku baaqaysaa in xoriyadooda loo soo celiyo 24 oday oo si aan sharci ahayn u xidhan tan iyo...

Xukuumadda Oo Guddiga Doorasahda Ku Wareejisay 4 Milyan Oo Dollar Oo Hawlaha Doorashada Ah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Maaliyadda Somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa shalay guddooyimaha Koomishanka Doorashooyinka ku wareejisay  lacag dhan afar milyan oo doolar  oo ay...

Guddiga Doorashada Oo Maanta U Socdaalaya Kulan Ay Addis Ababa Kula Soo Yeelanayaan deeq-bixiyayaasha

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga doorashooyinka qaranka ayaa maanta u socdaalaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, si ula soo kulmaan dalalka taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee...

Axmed Muumin Seed Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Siyaasadeed

0
Gudoomiye ku xigeenka  koowaad ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Muddane Axmed Muumin Seed isla markaana ah musharax u tartamaayey kursiga madaxweyne ku xigeenka...

Shirkii Golaha Dhaxe ee Xisbiga WADDANI oo Lagu Doortay Murashaxiinta Madaxweyne iyo Ku Xigeen...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkii koowaad ee Xisbiga WADDANI oo si rasmi ah maanta magaalada Hargeysa looggu soo gunnaanaday, ayaa Murashax Madaxweyne looggu doortay Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi...

Jamaal Cali Xuseen Oo KULMIYE Ku Tilmaamay Mid Intii Uu Ku Fooganaa Burburinta UCID...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Warbixin Uu Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen soo dhigay Barta uu Bulshada kala xidhiidho ee Facebook-ga ayaa Waxa uu...

XOG RASMI AH: Xildhibaano Lagu iibsadey 2500$ Maayiradii Gabiley soo Cunay oo Xaflad loo...

0
Gabiley, (HargeisaPress) — Maayir Maxamed-Amiin oo mudooyinkii u dambeeyay danta umada iyo ta Deegaanka indhaha ka qarsadey islamarkaana ku hawlan Xafladaha Kulmiye waxa dhawaan ku...

Dayaxa & Dugsigu isku Toosanaa: NABSI Musharax laga galay 2 Qarni hortod oo MAANTA,...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Ma loo sadqeyn doonaa Musharax SEED sidii Marxuum BUUNI   Taariikhdu iyadaa is-qorta ayaa hore loo yidhi, inkastoo aan la hayn ciddi tidhi,...