Muqdisho,(HargeisaPress) —Xisbiga CAHDI PARTY oo ka mid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee ka jira Somalia ayaa soo bandhigay mowqifkiisa ku aadan jawaabta ay dowladda Federaalka Soomaaliya ka bixisay go’aankii kasoo baxay Dowladda Kenya.
Qoraal kasoo baxay Gudomiyhaya Xisbiga cahdi Prof.Abdirahman Abdiqani Ibrahim aya jawab ka bixiyay sida aadka u hosaysay ee Wasaarada Arimaha dibada Somalia uga falcelisay dandansigi dawlada kenya.
Sidaas ayuu Gudomiyhaya Xisbiga cahdi ku yidhi qoraalka uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay twitterka. Gudomiyuhu wuxu ku tilmamay in ay kenya dad ka Somalia iyo mandaqadaba ay tustay cadawada iyo edaymaha dandansiga ah ee dawlada kenya ku rabto iska horimaad aburida qalalase gobolka ah.
Xiliga lagu jiro oo gobolka uu ka socdo integration geeska africa ah waxa kenya ku kacday fal ka dhan ah xasilonida gobolka.ayuu yidhi Gudomiyhaya Xisbiga CAHDI.