Wariye Coldoon oo Xabsiga Laga Sii Daayay

0
1306

Hargeisa (Hargeisa Press)- Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa maanta waxaa uu dib u helay xorryadiisa kadib markii uu xidhnaa muddo sannad ka badan.

Coldoon, ayaa lagu sii daayay cafis uu u fidiyay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon waxaa sii dayntiisa si weyn uga qayb qaatay oo shaqeeyay mas’uuliyiin uu ka mid yahay guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe.

Wariye Coldoon oo u xidhnaa xukuumada ayaa xabsiga ku xidhnaa mudo ka badan sanad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here