Shacabka Oo U Dheg Taagaya Natiijada Doorashada Oo Guddiga Doorashada Laga Sugayo

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shacabka Somaliland ayaa u dheg taagaya natiijada doorashada madaxtooyada ee ay codeeyeen 13 November, taas oo ay ku tartameen saddexda xisbi ee...

UN Monitoring oo Soo Saartay Warbixin ay Diiradda Ku Saartay Heshiiska Saldhiga Berbera iyo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kooxda UN Monitoring Group, ayaa warbixinteedii sannadlaha ahayd oo la soo daayay toddobaadkan dhammaaday waxa ay qaybo ka mid ah kaga hadashay...

Difaacayaasha Xuquuqda Aadamaha oo Walaac ka Muujiyey Dadka Ciidanku ku Laayey Hargeysa & Burco

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kooxda Difaacayaasha Xuquuqda Aadamaha ee Somaliland, ayaa sheegay inay Walaac xooggan ka qabaan Dadka ku dhintay Rabshadihii ka dhacay Hargeysa iyo Burco...

“ Waxa Lagama-Maarmaan Ah Oo Aannu Ugu Baaqaynaa Musharaxiinta Sadexda Xisbi Qaran Inay Xakameeyaan...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md, Maxamuud Xaashi Cabdi oo ay wehelinayeen Wasiirada Arrimaha dibada Dr. Sacad Cali Shire iyo Duulista Md. Faraxaan...

Taliyihii Hore Ee Ciidammada Qaranka Oo Shacabka Uga Digay Inay U Dhego-nuglaadaan Borobagaandada Cadowgu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliyihii hore ee Ciidammada Qaranka Somaliland General Maxamed Xasan Cabdillaahi (Jidhif), ayaa Dadweynaha ugu baaqay inay ka feejignaadaan Warar Borobagaando ah oo...

SONSAF: Warbixin Hordhac Ah Oo Laga Soo Saaray Kormeerkii Goob Joogayaasha Maxaliga Ah Ee...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dallada Ururada aan dawliga ahayn ee SONSAF, ayaa soo saartay warbixin hordhac ah oo ku saabsan sidii doorashada Madaxtooyadu uga qabsoontay guud...

Goob Joogayaasha Caalamiga Ah Oo Soo Saaray Warbixintoodii Labaad Ee Ku Saaban Qaabkii Ay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Goob joogayaashii caalamiga ahaa ee ku sugnaa Somaliland ayaa maanta mar labaad soo saaray warbixintoodii labaad ee ku saabsan doorashada madaxtooyada Somaliland. https://youtu.be/MaMC9dpONqo  

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Faahfaahiyey Halka Ay Marayso Tirinta Codadka Laga Dhiibtay Doorashadii Madaxtooyada

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Maanta ka hadlay halka ay marayso Tirinta Codadkii laga dhiibtay Doorashada Madaxtooyada ee Dalka ka dhacday 13-kii...

“Taageerayaasha Waxaanu U Sheegaynaa Shaki Kama Qabno Anagu Guusha Ee Waxaanu La Sugaynaa Marka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani, ayaa  masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye ku eedeeyay inay is hambalyeeyeen oo ay ka baxeen heshiiskii...

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Kulan Ballaadhan la qaatay safiirro iyo Diblomaasiyiin Beesha Caalamka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay xubno safirro iyo diblomaasiyiin isugu jira oo ka...