Gudoomiyaha Jaaliyadda Holland oo Safar Shaqo ku tagay Somaliland oo ka Warbixiyay

0
Hargeysa,(HargeisaPress)— Gudoomiyaha jaaliyadda Somaliland ee dalka Holland mudane Maxamuud Cabdalle Digaale oo booqasho ku yimi Somaliland ayaa intii ku sugnaa wadanka waxa uu la kulmay...

Wasaaradda Deegaanka Oo Ka Hadashay Wiil Sawir Ku Galay Buur Halis Badan

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa ka hadashay Wiil dhalinyaro ah oo naftiisa khatar geliyay. Kadib markii Wiilkaasi uu sawir...

Daawo: Chief Caaqil Ka Hadlay Dhul Muran ka taagan Yahay Oo Ku Yaala Gabiley+Fariina...

0
Gabiley, (HargeisaPress) – Chief Caaqil  Maxamed Cige Geele (gaydh) ayaa si adag uga Hadlay Dhul Muran ka taagan Yahay Oo Ku Yaala Gabiley+Fariina Udiray...

Somaliland: Swift political settlement is the only way forward

0
Constitutional acts, relevant terms and charters have repeatedly been used and abused since Somaliland voted for her constitution in 2001. The rule of law...

BERBERA: Ganacsato Cabasho Ka Muujiyay Shirkadda Kontenariska Perma Container Line

0
Berbera, (HargeisaPress) — Shirkadda Kontenariska Qaada ee Perma Container Line  oo kamid ahayd shirkadaha ka shaqeeya dekado  kala duwan oo ay kamid tahay dekada...

36 Dead in violence in Somalia’s Puntland and Lower Shabelle

0
MOGADISHU, (Reuters) – At least 36 people died on Tuesday in violence across Somalia that involved heavy fighting in the semi-autonomous state of Puntland...

Somaliland oo Bogaadisay Dib u Doorashada Ra’iisul-wasaaraha Canada

0
Toronto,(HargeisaPress)-Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa bogaadiyey Ra’iisul-wasaaraha Canada, Justin Trudeau oo ku guulaystay doorashooyinkii toddobaaadkan ka qabsoomay dalkaas. Madaxweyne Ku-xigeenka...

Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Ceerigaabo Iyo Ujeedada Socdaalkooda Oo Ay Faah-faahin Ka...

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Xubno ka tirsan guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa maanta socdaal ku tagay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag,waxaana ay guddigani faahfaahin...

Maayirka Abdirahman soltelco Xildhibaano,Agaasimayaal casuumad u fidiyay Suldaanka ugu tunka wayn Saladiinta Somalida Ethopia...

0
Hargaysa-(Hargiesapress) Maayirka Abdirahman soltelco Xildhibaano,Agaasimayaal casuumad u fidiyay Suldaanka ugu tunka wayn Saladiinta Somalida Ethopia & Somalilandba Suldan Muxiyadiin suldaan odowa, Maayar Abdirahman soltelco...

Badhasaabka Sool Oo Bulshadda Ku Hanbalyeeyay Munaasibadda Ciidul-Adxaa

0
Laascaanood (HP):Guddoomiyaha gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa guud ahaanba bulshadda Somaliland gaar ahaana gobolka Sool ku hanbalyeeyay munaasibadda Ciidul-Adxa. Waxaanu ALLE SWT uga baryay...