Badhasaabka Sool Oo Bulshadda Ku Hanbalyeeyay Munaasibadda Ciidul-Adxaa

0
371

Laascaanood (HP):Guddoomiyaha gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa guud ahaanba bulshadda Somaliland gaar ahaana gobolka Sool ku hanbalyeeyay munaasibadda Ciidul-Adxa.
Waxaanu ALLE SWT uga baryay bulshadda gobolkaasi in ay ciidan iyo ciiddo kale oo badan ba ku gaadhaan nabad qab, barwaaqo iyo bash bash.
Geesta kale guddoomiyaha ayaa ka hadlay xaaladda nabadgeliyo ee gobolka Sool oo uu sheegay in ay wanaagsan tahay.

<span;>DAAWO: GUDDOOMIYAHA OO ARRIMAHAAS KA HADLAYA:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here