Gole Ay Ku Midaysan Yihiin Baarlamaannada Somaliland iyo Kenya oo Nairobi Lagaga Dhawaaqay

0
Nairobi (Hargeisa Press) – Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya, ayaa ballanqaaday inay xukuumaddooda ka dalban doonaan dedejinta fulinta heshiisyadii dhexmaray Somaliland iyo Kenya, sida...

Hay’adda ICG oo War-bixin Ku Sheegtay In Guul-darrada Xisbiga KULMIYE Ee Doorashadu Salka Ku...

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Hay’adda Caalamiga ah ee Qulqulatooyinka Adduunka ee loo yaqaano The International Crisis Group, ayaa majeertay Doorashooyinkii Baarlamaanka iyo Goleyaasha Deegaanka...

Somaliland iyo Taiwan oo Bilaabay Heshiis Lagu Daah-furayo Mashruuca Horumarinta Caafimaadka Ee Hooyada iyo...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Dowladdaha Somaliland iyo Taiwan, ayaa waxa ay maanta si rasmi ah u wada bilaabeen heshiis lagu daahfurayo Mashruuca horumarinta Caafimaadka...

Somaliland iyo Taiwan oo Kala Saxeexday Heshiis Caafimaad

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Dowladdaha Somaliland iyo Taiwan, ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah u kala saxeexdeen heshiis iskaashi oo dhanka Caafimaadka ah. Dowladda...

“Muxuu Qoray Dr. Baadiyow Ma Warqad, Mise Warqas?”. Boobe Yuusuf Ducaale

0
“Qalinyahowmindiyo, Ii noqomaddane, Ku marrimodhiig, Kuna meydhociin. Khadkanhoomurka, Kiimacallinka ah, Eemidab-caska ah, Ku dhigheestanmilil, Maaleeyqadhaadh, Dacarlagumergado, Maarrahaansitiyo, Kalaashkoofkamudan, Midigaadtartide, Mededbaankuidhi,” Maansada Mandela eeMaxamedXaashiDhamac (Gaarriye), Muqdisho, Juulay, 1980kii, Waa maalmo maantood. Waa maalmihii nin debcaa dhan uga guran jiray ee dabka...

BADANAA QALIN JABINTU+BA”ANAA CAMAL LA”AANTU+BAADISANAA DHAQAALAHEENU+BOOBI OGAA MADAXDEENU+QAJEEL WAABAY INAGUSOO BARATAMAYAAN +BARAARUGEENUNA LIITISANAA By:...

0
Waa fiid waxaan horfadhiyaa mid kamid ah shaashadaha muuqaalka ku baxa ee afsomaliga ah wixi ugu horeeyay ee aan maqlo ayaa ahayd war kusaabsan...

Maxkamadda Sare oo Laashay Dacwaddaha Doorashadii Gollaha Wakiillada

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa gebi ahaanba laashay dacwaddo ay maalmiahan ku jirtay dhegeysigooda, kuwaas ka dhashay natiijada hordhaca ah...

Miyeynu sugnaa inta Warbaahinta Indhow-aragtu ka abuurayso Somaliland xasuuqii RWANDA oo kale?

0
Bishan December waxaynu ku soo jirnay dhirbaaxadii ugu xumayd ee hogaamiyeyaasha   xisbiyadeenu soo gaadhsiiyaan bulshadeena, oo dal iyo dad la tacaalaysa dhibaatooyinka abaarahu iyo...

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashadda Oo Musuqay $200,000 Oo Ka Mida Miisaaniyadii Imtixaanaadka Ee...

2
HARGEISA— Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashadda Somaliland Axmed Abokor Ayaa Leexsaday Lacag Dhan $200,000 Oo U Dhiganta %48 Ka Mida Miisaaniyadii Imtixaanaadka Ee Sannad-Dugsiyeedkan 2019/2020. Miisaaniyada...

“Astaamaha Hogaamiyaha XUN” (Traits of Bad Leader) By: Ahmed O. Abdi

0
marka hore waxaan salaamayaa ummada reer somaliland,  waxa maqaalkan igu dhaliyay markaan arkay xaalada dalku marayo iyo waliba hogaan xumada inagu dhacday (Mismanagement). khiyaaligii &...