D/H Ee Burco Oo Dhaqan Gelisay Awaamiir Ay Hore U Soo Saartay

0
Burco (Hargeisa Press.com): Dawladda hoose ee magaaladda Burco ayaa shaacisay in Salaasadii shalay ay ku eg tahay mudaddii ay u qabteen dadweynaha in ay...

Abaalmarin Qaran Ayay Mudan Yihiin Xafiiska Imtixaanaadku

0
Madaxweynaha iyo wasiirkiisa waxbarashada waxa aan u soo jeedin lahaa saddex qodob oo kor-u-qaadaya tayada waxbarashada aasaasiga ah ee waxbarashada dugsiyada dawladda. Mudane madaxweyne, adigoo...

Cugashada Guracan & Sooyaalkii Seed: Qaybtii 10 Aad. W/Q: Jamal A. Muse

0
"Gorfaynta Taxanaha Duug-reebka Tagtada. Cugashada Gurracan. Saameynta Seed iyo Suyuca Siyaasadda Xisbiga Waddani"   Fashilkii shirka: Shirkii dhawaan lagu afmeeray Hotel Ambassador ee caasimadda Hargeisa wuxuu ahaa...

SOLJA: URUR SAXAAFADEED JIRA MISE ARDAA MADHAN Qalinka: Axmed Cisman Batuun

0
Waa Ayo Cidda Uu Matalo Ururka SOLJA, Muxuuse U Qabtaa Saxaafaddasida bulshada inbadan oo ka mid ahi aaminsantahay dhaqanadda ururada sheegta inay matalaan qaybaha...

Xog-hayihii hore ee Olmbikada Somaliland oo ka Hadlay khaladadka Ciyaaraha Gobolada

0
Xog-hayihii hore ee Olmbikada Somaliland Khaalid Cabdi Aadan ayaa Bartiisa Facebook ku soo qoray Warbixin uu kaga hadlayo Ciyaaraha ayaa u dhigna sidan “  Sida...

“Somaliland Maamuli Maayo Madaxweyne Jabuuti Wax Looga Yeedhiyo..” Aqoonyahan Mohamed Dhimbiil

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Aqoonyahan Maxamed Dhimbiil oo ka mida Aqoonyahanka reer Somaliland ee falanqeeya Siyaasada Somaliland iyo ta Geeska Afrrika ayaa si adag uga...

Hoggaamintii Cigaal Waxay Ku Dhammaatay Guul-darro.!!.W/Q.Hassan Garnayl

0
Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, seddax jeer ayuu majaraha u qabtay Somaliland iyo Saomaali ba. Seddexdii jeer ba hoggaamintiisii siyaasaddeed...

Hargaysa: Abwaan Falanqeeyay Tabashooyinka Siyaasadeed Ee Beelaha Somaliland

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Abwaan Cali Ismaaciil Carab, ayaa ka hadlay arrimaha beryahan danbe aad uga dhex jira beelaha Somaliland wada dega ee ku saabsan...

Doodaha Danyarta Iyo Dugsiyada Gaarka Ah ! Qalinkii: Axmed Cismaan Batuun (Q.7-aad)

0
Qormadii hore waxaynu kusoo aragnay dhibaatooyinka haysta macalimiinta dugsiyada gaarka ah wax ka dhiga iyo natiijada ka dhalata oo si toosa u saamaysa ardayda.   Qaybtan...

Mucaaradka iyo Muxaafadka Midkeebaa Ciyaarta Badiyey? Waxa Qoray: Axmed Cabdalla

0
19 December 2019, ayaa Guddi odayaal ah oo isu xilqaamay dhexdhexaadinta khilaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan axsaabta mucaaradka iyo muxaafadka (Xukuumadda iyo xisbigeeda)...