“Waa xaaraan in uu madaxweynaheenu isla sawirro wasiirrada federaalka Soomaaliya”…Ramaax

Berbera (Hargeisa Press.com): Xoghayaha arrimaha gudaha ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa wax aad looga xumaado ku tilmaamay sawirkii uu madaxweynaha Somaliland dalka...

Taliyaha Ciidamada Ilaalada Xeebaha iyo Maareeyaha Dekedaha oo Safar Badda Ah Ku Tagay Xeebaha...

Berbera (Hargeisa Press) – Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Taliyaha Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland Sareye Guuto Maxamed Xuseen Xiirane iyo Maareeyaha dekedaha Somaliland Siciid...

Xukuumada Siilaanyo Waa Xukuumadii Kor U Qaadka Cadaalada Iyo Garsoorka.

Garsoorka iyo cadaaladu waa aasaaska bulshada islamarkaana uu qaran waliba ka koro kana hagaabo,  bulsho aan cadaalad gelin waa hagaastaa mana korto waxaa ragaadiya...

Fooraha Dabaysha Mudo Kordhinta Labaad oo Madaxtooyada Ka Socota, Mushxarada Golaha Wakiilada iyo Mugdiga...

Maalmihii u danbeeyay waxa Qasriga Madaxtooyada Somaliland kasoo kacayay dabaylo iyo dabaal deg lagu dalbanayo mudo kardhintii 2aad ee loo sameeyo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo...

Jiho-wareer Ku Yimid Bisaaskii Ka Cunteyn Jiray Hudheelkan

Lamaan yaabin qoraalkii farta waaweyn ku xardhanaa ee tilmaamayey in uu u guuray ka soo hor-jeedka bacado  hudheelkii aanu ka cunteyn jiray ee ku...

Berbera: 8 Ka Mid Ah Wakiillada Maraakiibta oo Xabsiga Loo Taxaabay

Berbera (Hargeisa Press) – 8 Qof oo ka mid ah Shaqaalaha ka hawl-galayey Xafiisyada Wakiillada Maraakiibta ee Magaalada Berbera ayaa Xabsiga loo taxaabay. 8-da Qof...

Maxaad ka og tahay Somaliland ta qarsoon? !!! Qalinkii: Muhamed Dhimbiil

Waa danyar aad ka naxayso hoyga ay ka galaan dhaxanta iyo roobka iyo waliba qoraxda kulul ee dalka, waa qoys ka kooban Shan caruur...

Maxaa Xayiray Aqoonsiga Somaliland Raadinaysay 28-ka Sanadood?

Tirsigii kan ka horeyey ee Runtu ma fanta waxaynu kasoo hadalay arrintii ahayd in Somaliland aanay aqoonsi heli Karayn ila iyo inta ayQoraal ahaanku...

ROODA AXMED: Beentu waa calaamadaha MUNAAFAQA, oo hoygiisu yahay NAAR

salaan ka dib, waxaan aad ula yaabay muuqaal gabadh la yidhaahdo Rooda Axmed Yaasiin (sheegata xil aanay ummada iyo xisbiga UCID u hayn) iyo...

Murugsanaan siyaasadeed oo u eeg ta maanta darteed ayaanu ugu tagnay madaxweyne Rayaale 2007-kii

Kulankaa waxaanu madaxweynaha u wada  tagnay oo aan la socday Muj BoobeYuusuf Ducaale, Prof Saleebaan Axmed Guuleed, Prof Maxamed Siciid Gees, AHN Dr Adam...

Latest News