Xog-hayihii hore ee Olmbikada Somaliland oo ka Hadlay khaladadka Ciyaaraha Gobolada

0
791
Agaasimaha guud ee hay’adda HYDA Khaalid X. Aaden Cabdi

Xog-hayihii hore ee Olmbikada Somaliland Khaalid Cabdi Aadan ayaa Bartiisa Facebook ku soo qoray Warbixin uu kaga hadlayo Ciyaaraha ayaa u dhigna sidan

“  Sida ciyaaraha loo maamulay khaladkaasi ayaa kadhashay inta lays lahaa kharashka yareeya waxay ahayd inay gobolada galbeedka lagu ciyaarsiiyo burco kuwa barigana lagu ciyaarsiiyo boorama laysma waydiinba maxaa ay khatar keeni karaan ilaahay ha unaxariisto dadkii ku dhintay kuwa ku dhaawacmayna ilaahay ha caafimaadiyo ciidankana hala taageero waxanina yaana la caadifadayn waa ciyaaro wakhti gaaban kudhamaanayee.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here