Hannaankee ayaa loo Oggayaa Dacwadaha la Xidhiidha Eedaha Dambi ee Masuuliyiinta Sare ee Dowladda?

0
Marka aan leenahay “masuul dowladeed,” (Public Official) waxa ay u baahan tahay lafteedu qeexid sharci oo rasmi ah, si ay u kala caddaato sharciyan...

Waa Kuma Wasiirka Ku Suntan In Murashaxa Madaxwaynaha Xisbiga Kulmiye Uu Hanto Quluubta Bulshada...

0
Diiwaanka Taariikhdu waa mid furan Qalinkuna waa mid u diyaara in lagu qoro dhacdooyinka Maalinlaha ah ee Qadarka Eebe ku socda iyadoo aynu Qormadan...

Darbi Doqon Dhigay

0
Darbi Doqon Dhigay Waxaad si ku talo gal leh ugu badheedhaysaa maalinkasta in cid aad ka cadhaysiiso,dhibto,galiso naxli uu kugu colaadiyo adigoo hadana wanaag...

Adigu Haddaad Jamaal Tahay Maxaad Yeeli Lahayd (W/Q: C/Raxman Caydiid)

0
Mahad Dhamaanteed Eebe ayay u sugnaatay, Nabadgelyo iyo Naxariisina Nebigeena Muxammad. Salaan Qaaliya Dhamaan Saxaafadda iyo Ahkristayaashaba waan salaamyaa. Sidaynu la wada soconay waa tii...

Guddoomiye Ku-Xigeenka UCID Wuu La Ambaday Dacwadda Wasiirka Shaqo-gelinta” Siciid Maxamuud Gahayr

0
Waxa aan daawaday Guddoomiye ku-xigeenka Kowaad Ee Xisbiga UCID Cabdinaasir Muxumed Xasan (Buuni) oo shalay (30kii Disember 2018ka) u warramaya Suxufi Faysal Maxamed Aadan...

Raali Galin Ku Socota Akhristeyaasha HargeisaPress

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Maamulka Shabakadda HargeisaPress.com, wuxuu si xushmad iyo qadarini ku dheehan tahay Akhristeyaashiisa uga raali galinayaa Muddo kooban oo Website-ka Cilad farsamo...

Saddex aan Isqaban: Dhawaaqa Dunida, Dhayalsiga Xukuumadda iyo Dhaawaca soo gaadhay Siyaasadeena Dibadda. W/Q:...

0
Waxaa dareen aad u weyn igu abuurtay ka dib markii aan ka akhriyey warbaahinta Somaliland qaarkood warar sheegaya in wefti ka socda Somaliland oo...

Kobicii Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Ee Isdaba Joogay, Waxa Wiiqi Kara Jidkii Shalay. (Qeybtii-4-aad)

0
“Qormo iftiiminaysa in Jidkii shalay, maanta ay ina tusinayso, Bari khasaaraha wiiqi kara kobocii isadaba joogay ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland" Khilaafkaas oo ay...

Madaxweynaha Somaliland oo $1 Milyan oo Dollar Ugu Deeqay Dhismaha-Dekedda Lughaya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa qadar lacageed oo dhan hal Milyan oo Dollar ugu deeqay dhismaha Dekeda Lughaya, oo...

Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Gobolka Sool, Diyaargarowga Shacabka iyo Duruufaha Ku Xeeran…! Qalinkii: Mohamed Gacayte

0
Bilawgii Sanadkan 2016, Komishanka Doorashooyinka Qaranku waxay guud ahaan Dalka Somaliland ka bilaabeen Diiwaangalinta Codbixiyayaasha ee Doorashooyinka soo socda. Gobolka Sool oo ah kii...