Raali Galin Ku Socota Akhristeyaasha HargeisaPress

0
1157
HargeisaPress oo raali galin bixinaysa

Hargeysa, (HargeisaPress) — Maamulka Shabakadda HargeisaPress.com, wuxuu si xushmad iyo qadarini ku dheehan tahay Akhristeyaashiisa uga raali galinayaa Muddo kooban oo Website-ka Cilad farsamo ku timid islamarkaana lagu hawlanaa Shaqo ka socotay Shabakadda Gudaheeda.

Waxaanu sidoo kale u mahadcelinaynaa Farsamo yaqaanada ku hawlanaa Shaqada Shabakadda,iyadoo haatan sidii Caadiga ahaa ugu adeegi doonta Akhrsiteyaasha HargeisaPress.

Maamulka HargeisaPress

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY