Mucaaradka iyo Muxaafadka Midkeebaa Ciyaarta Badiyey? Waxa Qoray: Axmed Cabdalla

0
19 December 2019, ayaa Guddi odayaal ah oo isu xilqaamay dhexdhexaadinta khilaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan axsaabta mucaaradka iyo muxaafadka (Xukuumadda iyo xisbigeeda)...

Somaliland: Ciidamada Qalabka Sida Qabiil Ma Leh

0
Sida ummad kasta oo ka jirta dunida, ummadda Somaliland waxay u qaybsantahay Rayid iyo Ciidan. Rayidku waa shacabka caadiga ah ee aan hubka sidan....

Guddiga Qandaraasyadda Oo Shaaciyay Tartan Loo Gelayo Lix Mashruuc

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddiga qandaraasyadda qaranka Somaliland ayaa maanta daah-furay tartan loo gelayo lix mashruuc oo laga fulin doono qaar ka mida goboladda dalka. Waxaana...

GORFAYN: Doorka Qurba joogga Somaliland: Siyaasada, dhaqaalaha iyo musuq maasuqa: Q4aad

0
Dhaqaale intee leeg ayay masuuliyiinta qurba joogga ah ee la magaacaabaa u diraan dibbaddaha? Doorka qurba joogga ee musuq maasuqa, tahriibka iyo qabyaaladda? Doorkii...

Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacay Degmada Wajaale+Tirada Dadka Uu Soo Ritey Iyo Masuuliyiinta...

0
Wajaale, (HargeisaPress) —Xanuunka Shuban Biyoodka ayaa ka dilaacay degmada Wajaale oo ka tirsan gobolka Gabiley,waxaana xanuunkan Shuban Biyoodka ka hadlay maamulka degmada Wajaale,Agaasimaha cusbitaalka...

Maxaad Ka Taqaan Mahadhadii Taariikheed EE General JIDHIF? Q.2aad

0
Maalmihii Halgankii ilaa uu Markuu Gaadhay heerka ugu sareeya Ciidamada Somliland Major Genaral Maxamed Xassan Cabdilaahi(Jidhif): markii xabsiga loo taxaabay waxuu xidhnaa muddo shan sano...

Xukumada Maanta Jirtaa Waxa Ayla Mid Tahay Waraabihii Yidhi Ila Meeraysta… By:...

0
Xukumada Kulmiye ee maanta jirta ee uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) ayaa waxa ay maraysaa waraabihii yidhi Ila Meeraysta. Waraabe ayaa meel uu deganaa...

QUBANNAHA BIYAHA: Xuska Maalinta Biyaha Dunida iyo Xurmeynta Qubanaha Cilmiga Biyaha

0
Ugu horreyn, maadaama 22 March 2019 ay ku beegan tahay xuska maalinta caalamiga ah ee Biyaha Dunida oo si meerto sannadle ah sannad walba...

Maxkamadda Sare oo Laashay Dacwaddaha Doorashadii Gollaha Wakiillada

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa gebi ahaanba laashay dacwaddo ay maalmiahan ku jirtay dhegeysigooda, kuwaas ka dhashay natiijada hordhaca ah...

Xalka Wada-hadallada Somaliland iyo Somaliya. W/Q: Ali Odey

0
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 17 July 2019 wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland:- ...