Hogaanka dalka ninkii u han-waynoow hankaagu ha dhaafo reer hebel! By: Axmed Naasir

0
Tartanka xorta ah ee xalaasha ah ee ka jira gudaha dalka Somaliland ee ay ku tartamaan xisbiyada siyaasada ee sadexda ah kulmiye, ucid iyo...

WAA MAXAY DANTA JABUUTI?

0
Joornaalada Itoobiya, sida Addis Herald, Addis Tribune, Addis Zemen iyo joornaalada ku qoran Afka- Axmaarka, ayaa waxa ay ka faaloodeen socdaalka Wasiirka Arimaha Dibada...

Siilaanyo muu jidayn muddo kordhinta, mana laha eeda haatan taagan.

0
Madaxweyne siilaanyo oo dalka madaxweyne u ahaa mudo haatan ku dhow shan sano ayaa ah madaxweynihii ka run sheegay balanqaadyadii uu sameeyay kolkii uu...

SOMALILAND: Waa Maxay Macnaha ka dambeeya Tabliiqa Siyaasadeed ee Axmed Ismaaciil Samatar iyo Cali...

0
Walaalayaal, Mucjisooyinka ayay ka mid tahay in qofka Soomaaliga ah uu subax walba kuula yimaaddo weji cusub. Sayid-kii oo yaabban, waa tuu lahaa 'Musuqmaasuq...

Hargeysa: 26 ka Juun Maalinta Xorriyadda Somaliland’ Axmed Xasan Carwo

0
Waa xuskii 59 naad ee maalintii xorriyadda, maalintii gumeysigu ka huleelay dalkeena ka dib qarni uu talo xumo iyo wax qabad la’aan inagu maamulay,...

Xukumadii Siilaanyo Waxa U Hadhay 48 Maalmood !!? Qalinkii: Mawliid Ahmed Jibriil

0
Mana dareemayo ifafaale muujinaya in ay doorashada Waqtigii loogu talo galay dhacayso, Mana arkayo mucaarid cadaadis xoogan ku haya oo ku cambaaraynaya xukumada in doorashada...

Wasiirka Habeen Dhaladka Ah, Hadal Waxba Lagagama Qaado. !!!!! Qallinkii: Mawliid Axmed Jibriil

0
( Hibo eebe ku siiyay Habeen lays kama qaado )indhawayd waxa saxafada qaarkeed ku zoo baxaysay warar borobogaanda ah oo wasiirka warshadaha ee sland...

Hambalyadii Qarniga iyo Meherkii Nuuradiin C/raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Raxma C/laahi Xuseen...

0
HargeisaPressΒ  β€” Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag....

Si Xeeggo-na Xeeggo U Ahaato, Labada Doorasho Iyamaa Dib U Dhigis Leh?

0
HargeisaPress β€”Somaliland doorashooyin waaweyn ayaa ku soo fool leh, laba ka mid ahi waa ay isa saaran yihiin (Madaxtooyo iyo Wakiillo). Isha ay leedahay...

Ku qosle Kabtan Kufay iyo Kudlada Qasriga Sland!

0
Waxaynu wada xasuusanahay habdhaqankii iyo ficiladii nidaamkii faashilka ahaa ee Siyaad Bare ku dhaqmi jirey intaan dalka laga xoreyn. Bal aynu dib u wada...