Taariikhda: Xildhibaan Nuur Rayaale oo Tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland oo Geeriyooday

0
BORAMa—Allaha Naxariistii Janno haka Waraabiyo Xildhibaan Marxuum Nuur Rayaale oo Maanta Geeriyooday Qoyskiisii Qaraabadii Ehelkii Dhamaan Golaha Guurtida iyo Shacabka Reer Somaliland ee Xildhibaanku...

HAMBALYO MEHER: Cabdirashiid Cabdilaahi Cumar Iyo Hana Axmed Xasan Seed + SAWIRRO

0
HARGEISA —Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress Amed-yasin sheikh Axmed,Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan...

Berbera: 8 Ka Mid Ah Wakiillada Maraakiibta oo Xabsiga Loo Taxaabay

0
Berbera (Hargeisa Press) – 8 Qof oo ka mid ah Shaqaalaha ka hawl-galayey Xafiisyada Wakiillada Maraakiibta ee Magaalada Berbera ayaa Xabsiga loo taxaabay. 8-da Qof...

Somaliland Haddii Ay Sinbiririxato Dawladaha Gobolkaa Dayacay W/Q: Cabdiraxmaan Cadami

0
Jamhuuriyada Somaliland waxay ka dhalatay ama ka soo dhex baxday dambaskii burburkii Soomaaliya hase ahaate mudo 26 sanadood ah oo ay jirtay wax aqoonsi...

Khudbadda Madaxweynaha Somaliland Ka Jeediyay Munaasibadda 18-ka May

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa  khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey munaasibadda xuska 31-guurada Maalinta madax-bannaanida Somaliland ee 18...

Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani Wuxuu Qeyb Ka Yahey Dhismaha iyo Hoodada Ciidamada Milatariga...

0
HARGEISA–Sida ay Ka Warqabaan ,Dhamaan Ciidamada Somaliland, ee Ku Sugan Guud ahaanba Fadhiisimada iyo Saldhigyada Kala Duwani Waxey Habeen iyo Maalin Ka Markhaati yihiin...

Kor Ukaca Dakhliga Dekedda Berbera iyo Duruufaha Dhaqaale Xumo ee Ku Xeeran Shaqaalaha Dekeda

0
Hargeisa Press —  Hadeynu Si Xaqiiq ah uga hadalno dakhli maalmeedka waagii beryaba soo gala Dekedda ugu Weyn Somaliland ee Berbera,iyo dhibaatooyinka, iyo Duruufaha...

Warbixin: Haweenka Somaliland oo Walaac Ka Muujiyay Xeerka Jinsiyadaha

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Haweenka Somaliland ayaa waxay walaac ka muujiyeen Xeerka jinsiyadda oo sheegaya in haddii haweenayda reer Somaliland ahi ay guursato nin ajinabi...

Tilmaamaha Togan iyo Talaabooyinka Lagu Xasuusan Doono Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta C.laahi Cukuse...

0
Shaqsi kasta oo loo magacaabo xil masuuliyadna qarana loo dhiibo waxa uu ku talaabsadaa in uu dajiyo qorshayaal uu hadba u arko in uu...

HAB-MAAMUUSKA MADAXWEYNAYAASHA HORE EE TALADA KA DEGA IYO HAB-DHAQANKOODA QARANNIMO.

0
Dalalku waxa ay leeyihiin hab-maamuus dawli ah (Guide to Protocol) ay ku maamuusaan madaxda adduunka ee dalkooda soo booqata. Hab-maamuuskaasi waxa uu leeyahay jarranjarooyin...