Horumarba xukuumada siilaanyo ayaa inoogu horaysay W/Q: nimco nuur

0
Tan iyo markii aynu dib ula soo noqonay xoriyadeena 1991kii isbadalo badan oo dhinacyo kala duwana ayaa ina soo maraya  kuwaasi oo isugu jiray,...

MADAXWAYNE MEEDAY SARREYNTII SHARCIGU?W/Q;MUHUMED DHIMBIIL.

0
Sharcigu In uu Sareeyo oo Uu Qofwalba ka Sareeyaa waa mid ku Qoran Xeerarka iyo Shuruucda Dalka jamhuuriyada Somaliland laakiin ku dhaqankeeda ma aragno...

Madaxweyne Siilaanyo iyo xisbiga WADANI midkee ku saxsan? By: Dr.Mohamed Culimo

0
Sida warbaahinta lagu baahiyey madaxweynaha ayaa dib ugu celiyey xisbiga WADANI xubintii ay u soo xuleen gudidda doorashooyinka qaranka . Xubintaas oo ah Dr...

Gobollada Bari xabbad uma baahnee xal siyaasadeedbay u baahanyihiin !

0
Gobolka Sool  waa gobol ka mida deegaanka Somaliland oo ay ku dhaqan yihiin bulsho dhaqan iyo dhaqaale wadaag ay yihiin dhammaan deegaanada kale ee...

Aniga oo ah Xildhibaan Bidhi Waxaan Ku Diirsaday Guushii Ardayda Reer Togdheer Ay Ka...

0
“40-ka arday ee ugu Sareeyay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland inay Reer Togdheer ku guulaysteen 34 Kaalmood waa dhacdo lagu diirsaday”   Anniga oo ah Xildhibaan...

Inaa lillaah wa inaa ileehi raajicuun waxaan tacsi tiiraanyo leh Udirayaa Dhamaabnba Walaalahay Ilma...

0
Badhasaabka Gobolka Gabiley Mudane Mustafe Cabdi Ciise (Mustafeshiine) Waxa Uu Tacsi Tiiranyoleh Udirayaa Walaaladii Oo Kala ah Maxamed Cabdi Ciise, Cali Cabdi Ciise Faadumo...

Bahda HargeisaPress .Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan qoyska reer Cumar Toosh Oo ay ka...

0
HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad...

Garbo Diiri Nin Daguugan Ma’weydo!

0
Waxaan jeclaaday in hawraar ay gocatay laabtaydu ku hogol tusaaleeyo  qoraalku  in uu yahay tixraac lagu keydiyo hadallada ay kuwada xidhiidhaan aadamuhu, laakiinse, way...

TACSI TIIRAYO LEH Marxuum C/Laahi Cabdi Ibraahim oo Maanta Lagu Aasay Hargeysa

0
HargeisaPress —Maamulka Shirkada Seed Company, Hawlwadeenada kala Duwan iyo Dhamaan Shaqaalaha Shirkada Seed Company,ee Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisuba Waxa ay halkan Dhambaal Tacsi Tiiraanyo...

Hambalyo Meher Wacan: Maxamed Cali Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye) & Hinda Muxumed...

0
HargeisaPress — Aabe, Cali Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye), Xaasaskiisa iyo caruurtiisa, Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye), Xaasaskiisa iyo caruurtiisa, Dr. Cabdillahi Sh. Maxamed Cismaan...