Bahda HargeisaPress .Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan qoyska reer Cumar Toosh Oo ay ka tacsiyadaynayaan Allaah ha u naxariistee AXMED CUMAR TOOSH

0
970

HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.

 

Dhamaan dadkasi  Waxay Tacsi u dirayaan qoyska reer Cumar Toosh Oo ay ka tacsiyadaynayaan Allaah ha u naxariistee Mujaahid. AXMED CUMAR TOOSH oo caawa ku geeriyooday magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. ilaahay ha u naxariisto ehelkii walaalihii iyo qaraabadii uu ka baxay samir iyo iimaan ha ka siiyo isagana janno fardawsa ha ka waraabiyo aamiin..

 

Inaal Ilaah Wa Inaal Illaah Raajicuuun,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here