TACSI TIIRAYO LEH Marxuum C/Laahi Cabdi Ibraahim oo Maanta Lagu Aasay Hargeysa

0
HargeisaPress —Maamulka Shirkada Seed Company, Hawlwadeenada kala Duwan iyo Dhamaan Shaqaalaha Shirkada Seed Company,ee Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisuba Waxa ay halkan Dhambaal Tacsi Tiiraanyo...

Hambalyo Meher Wacan: Maxamed Cali Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye) & Hinda Muxumed...

0
HargeisaPress — Aabe, Cali Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye), Xaasaskiisa iyo caruurtiisa, Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye), Xaasaskiisa iyo caruurtiisa, Dr. Cabdillahi Sh. Maxamed Cismaan...

HADII MADAXWAYNE SILAANYO NOQDAY HULAAGO, GAANDI LIBRARY NOQON MAAYO BAGDAAD LIBARARY

0
Gaandi Library  waxa laga iibiyay ganacsade ku iibin doona TIMIR & BISCUIT . Taariikhdu way soo noq-noqata. HULAAGO wuxu ahaa  Abaanduulahi watay ciidamo kasoo duulay  “Mongolia”  oo cagta mariyay  dunida inteeda badan.Waxa  loo yaqaanay  “ THE...

Daawo: Gaadhi Noociisu Ku Cusub Yahay Somaliland Oo Berbera Lagu Sameeyay

0
Berbera, (HargeisaPress) — Gaadhi noociisu ku cusub yahay Somaliland oo lagu sameeyay Magaalada berbera ee Gobolka Saaxil. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/FHoOyJi2tp4

Gobollada Bari xabbad uma baahnee xal siyaasadeedbay u baahanyihiin !

0
Gobolka Sool  waa gobol ka mida deegaanka Somaliland oo ay ku dhaqan yihiin bulsho dhaqan iyo dhaqaale wadaag ay yihiin dhammaan deegaanada kale ee...

DAAWO: Xaflad Loo Qabtay Dufcadii 10aad Ee Ka Qalin-jebiysay Jaamacadda ADMAS + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) –Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb-galay xaflad ballaadhan oo loo sameeyay 607 (Lix boqol iyo todoba)...

Qaybtii Labaad: Qodobo aan jecelaystay in aan idinla wadaago: W.Q: Sahra Kiin Abdirahman

0
1.Qof kasta u samafal – ha wanaagsanaado ama yaanu wanaagsanaane, taasi waxay ku dhaxalsiinaysaa in aad ka badbaado sharkiisa, qalbigiisana aad hanato 2.Qof kasta oo...

Maalqabeenka Adduunka Bill Gates Ayaa Sheegay In Hal Qalad Oo Uu Sameeyey Uu Ku...

0
Washington — Maalqabeenka aasaasay shirkadda Microsoft, Mudane Bill Gates ayaa waraysi uu dhowaan bixiyey ku sheegay in qaladkii ugu weynaa ee uu galay uu...

Xorriyatul qawlku, waa mid ka mid ah astaamaha lagu qiimeeyo Dawladi inay Dimuquraadi tahay...

0
Aniga o Ah Samia Muse Waxaan videogan si adag ogu canbaareynaya Xukumada Somaliland gaarahan Wasiir Kuxigeenka Warshadaha Mudane Cali Dhegoole o wararku ay sheegeen ino ka...

La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga Mudane Axmed Carwo wuxuu Tacsi u dirayaa...

0
Geerida Marxuum Xildhibaan Prof. Mohamed Barkhad Miigane. La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga Mudane Axmed Carwo wuxuu Tacsi u dirayaa Golaha Wakiilada Somaliland ,Shacabka...