TACSI TIIRAYO LEH Marxuum C/Laahi Cabdi Ibraahim oo Maanta Lagu Aasay Hargeysa

0
971
Marxuum C/Laahi Cabdi Ibraahim oo Maanta Lagu Aasay Hargeysa

HargeisaPress —Maamulka Shirkada Seed Company, Hawlwadeenada kala Duwan iyo Dhamaan Shaqaalaha Shirkada Seed Company,ee Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisuba Waxa ay halkan Dhambaal Tacsi Tiiraanyo Leh u Diraya Rabi Naxariistii jano Haka Waraabiye Marxuum C/Laahi Cabdi Ibraahim oo Maanta Lagu Aasey Magaalada Hargeysa, Waxanay si Gaara uga Tacsiyadeynaya Ehelkii iyo Qarabadii uu Ka Baxay Marxuumku In Alle Ka Siiyo Samir iyo Iimaan…. . Aamiin….Aamiin

 Inaa Lillaah Wa Inaa Illayhi Raajicuun.

Dhanka kale, Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u Diraya Rabi Naxariistii jano Haka Waraabiye Marxuum C/Laahi Cabdi Ibraahim oo saaka ku geeriyooyada Hargeysa isla maantana Lagu Aasey Magaalada Hargeysa, Waxanay si Gaara uga Tacsiyadeynaya Ehelkii iyo Qarabadii uu Ka Baxay Marxuumku In Alle Ka Siiyo Samir iyo Iimaan…. . Aamiin….Aamiin

 Inaa Lillaah Wa Inaa Illayhi Raajicuun.

HargeisaPress News Desk- Hargeysa

info@hargeisapress.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here