Fadlan Baaji Inta Aad Awoodid Tahriibayaasha…Qalinkii: Abdinaasir Awad Muuse (Dooyo)

0
Shaqo La’aanta Jirta Ka Sokow …. Maxaad ku Baajin kartaa Da’yarta si ay u ugu Niyad Samaadaan Dalkooda?   Soo Jeedin…… Jaamacada Dalka iyo School kala duwan...

Ogaysiis: Ka qaybqaado badbaadinta Dhalinyarada Somaliyeed inta Maanta nool. Qallinkii: Sultan Abdikariim Farah

0
Shir baroor diiq Iyo wada tashi isagu jira oo lagu qaban Doono Magaalada Toronto Ee Wadanka Canada/Kanada  Shirkaani wuxuu isugu jiraa baroor Diiq loo...

Kulankii aniga iyo Siilaanyo: Madaxweyne adigaa igu yidhi! Qalinka: Barkhad M. Kaariye

0
Waxay ahayd goor fiidnimo ah, inta qof ee isweydaarnaysay waxay marag u ahaayeen in goobta uu ka socday olole xooggan oo qasdigiisa laga midaysnaa....

Walcott & Oxlade-Chamberlain oo Loo Sheegay in Aannu Euro 2016-ka Boos uga Banaanayn

0
HargeisaPress —Theo Walcott iyo Alex Oxlade-Chamberlain, ayaa loo sheegay in aannu boos uga banaanayn laacibiinta England uga qaybgeli doona koobka Yurub, maadaama uu tababaraha...

Gudoomiye Faysal iyo UCID xagee u socdaan, Ma se wada socdaan? W/q: M. Haaruun

0
-Maxaa qalinku sheekiyo. -Qubanaha dharaartiyo. -Hadba qodob la yaab liyo. -Ma hadhooyin qorayaa. (Hadraawi)   Xaaladda haatan ee Xisbiga UCID, kolka si dhab ah loo eego, waa mid qalafsan....

Cashuur Qaadihii Kastamka Kalabeydh iyo Wajaale ee Wasaarada Ganacsigu Maka Dabaalan Doonaa Saldanada Muuse...

0
Sida aynu ku naqaaney Maxamed-case oo kamid ahaa shakhsiyaadkii ugu liitey cashuur qaadayaasha Wasaarada ganacsiga ee Wajaale iyo Kalabeydh kana mid ahaa dadkii ugu...

“Madaxwayne Siilaanyo: Hoggaamiye Kor U Qaaday Meeqaamka Ka Qayb-Galka Talada Dalka Dhalinyarada” Qalinkii: Cabdirashiid...

0
Caqliga wanaagsani waxa uu ina farayaa in hogaamiyaha  looga mahad celiyo waxqahadka wanaagsan ama arimaha soo jiidashada leh ee ku salaysan curinta iyo hal...

Makula Tahay In Qofkasto Oo Soomali Ahi Inuu Ku Tago Qaybaha Shanta Soomaalida Bilaa...

0
HargeisaPress —Anigu SU,aashaas waxaan kaga jawaabi lahaa haa waxaanan qabaa in qofkastoo Somali ahi uu xaq u leeyahay sida dadka loo yiqaano American Indian...

Horta Yaa u Wanqalay UCID !!Waxna Wuu Arka ! Waxna Wuu Ogyahay ! Waxana...

0
HargeisaPress —Waxaan Aad u Layaabay Maraxaladan Adag Ee Maanta Xisbiga UCID O Ku Dhex Jiro ? Iyada Oon Wax Gar Ah Lagu Siin Karin...

Sodon Jir Sadqeeyay Milgihii Iyo Sumcadii Suxufinimo Ee Uu Ku Lahaa Bulshada Somaliland Dhexdeeda...

0
Ma ogtahay siciidow Runtu in ay sadwayntahay Saxansaxo udgoontahay Warka subag u yeeshoo Sixin iyo baruur tahay Suuq gayna noqotoo Sumcadeeddu badan tahay Beentuna siniintoo...