Ogaysiis: Ka qaybqaado badbaadinta Dhalinyarada Somaliyeed inta Maanta nool. Qallinkii: Sultan Abdikariim Farah

0
1234

Shir baroor diiq Iyo wada tashi isagu jira oo lagu qaban Doono Magaalada Toronto Ee Wadanka Canada/Kanada  Shirkaani wuxuu isugu jiraa baroor Diiq loo samayn doono Dhalinyaradii Somaliyeed Ee ku haligantay bada wadanka masar

Waxa ka mid ah waxayaalaha looga hadli doono………………….

 

1:::maxa sabab u ah tariibka dhalinyarda Somaliyeed

 

2::ma jirtaa cid sabab u ah inay tahariiban dhalinayarda soomalidu…………………………….?

 

3::Sidee loo joojin karaa masiibadan…………………….?

 

4::yaa looga bahan yahay in ay  wax ka qabtaan masiibadaan………………………..?

 

5::::ma la Abuuri karaa Gudi ka kooban haldoorka  bulshada Rayidka ah Ee somalida oo dhan oo arintaan baadhitaano ku sameeya,isunu taaga joojinta Masiibadaan……………………….?

 

Halkan Hoose ka Daawo Muuuqaalka Sultan Abdikariim Fara

 

Firo gaar ah masiibada tahriibku Waa Aafo somalida oo dhan haysata sidaa daraadeed wada tashigaan waxaa ka soo qaybgalaya dhamaan qaybaha Shanta Somaliyeed

 

U jeededa guudna waa badbaadinta dhalinyarada Somaliyeed Ee bada ku dhamaanaysa……………………………

 

Hadaba la xidhiidh soo jeediyaha shirkan si aad uga mid noqoto gudiga qaban qaabada Shirka oo go,aamin doona maalinta uu shirku qabsoomayo oo noqon doonta hadii uu alle idmo muddo Toban casho gudahood….?Email Ururkasime2015@gmail.com

 

?Facebook  #Sultan Abdikariim Farah……………………………

 

WAA TILMAAMIHII TALADII IYO TOOSINTII SHACABKA EE……………………………………..

 

G……Ururka C&SS

Ahna qoraha barnaamijka qalinka nabada Soomaaliyeed………………….

 

Sultan Abdikariim Farah

(Dulmi DIID)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here