Cashuur Qaadihii Kastamka Kalabeydh iyo Wajaale ee Wasaarada Ganacsigu Maka Dabaalan Doonaa Saldanada Muuse Biixi Ulaqimay

0
998

Sida aynu ku naqaaney Maxamed-case oo kamid ahaa shakhsiyaadkii ugu liitey cashuur qaadayaasha Wasaarada ganacsiga ee Wajaale iyo Kalabeydh kana mid ahaa dadkii ugu cunto diidsanaa(shakiga badnaa) mudadii uu kastamadaa joogay ma noqon doonaa nin qaadi karaya masuulyida subeer-awal ee Muuse Biixi u maxlalayo, jawaabta oo fududi waa maya ee waa arin ugub ku ah Saldanada Subeer Awal hadii ay sii socotona waxey noqon doontaa  lamid ah doonista Muuse Biixi doonayo in uu ku hogaamiyo talada dadka Somaliland iyo dadka Somaliland oo ah waxaan suurtagal aheyn marka loo eego caqliyadiisa, dadnimadiisa, digteytarnimadiisa,askarinimadiisa iyo waxyaale kale oo badan.

 

Shacbiga xalaasha ah ee reer Subeer-Awal maxaa la gudboon waxaa la gudboon in ay ku baraarugaan arimaha foosha xun ee Muuse Biixi wado isagoo aan Kursiga iyo meelna gaadhin taas, oo isweydiintu tahey muxuu yeeli doonaa marka uu maanta sida Wasiirka yidhaa waxaan bedelayaa Suldaankaa Aabihii Suldaanka ahaa Awoowgii ahaa ee Awoowgiisii kale ahaa ee Sideeda Sano Subeer-Awal gaaminayey waa waxaan dhici kareyn waxeynu leenahey adigu Askarinimadaada ha seegin Maxamed-casena kastamkiisii iyo Wasaaradaii Ganacsiga ha seejinin.

 

 

Cabdilaahi Maxamed Nuur

Hargeysa Somaliland

nuurd@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here