Mujaahid Ooto Biixi Caalin Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa maanta magaalada Hargeysa gaar ahaana cusbitaalka Adna Aadan ee magaalada Hargeysa ku geeriyooday Mujaahid Ooto Biixi Caalin. Mujaahid Ooto Biixi Caalin ayaa...

Hargaysa: Madax Dhaqameed Tacsi Udiray Eheladii Qoyskii wiil dhalinyaro ah uu middi ku Dilay...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Gargaar lacageed qoyska ku dhamaaday dalka Djibouti oo gabadh yari ka hadhay ayaa kulan shir jaraaid oo ay ka qayb galeen Guurti, Salaadiin...

Macnaha calaamadan ku Taalla Badeecadaha badankooda (Xogta dahsoon)

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Calaamadan waxaa isticmaalkeeda laga bilaabay dalka Maraykanka badhtamihii qarnigii labaatanaad, xiligana waxaa loo isticmaalaa qaybo ganacsi oo kala duwan. https://youtu.be/MPD2VmI4v2M  

Ganacsade Aadan Baradho Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Qaranka Somaliland iyo Qoyskii Uu...

0
HargeisaPress —Ganacsade Xaaji Aadan Axmed Diiriye (Aadan Baradho) oo kamida Odayaasha waa-weyn ee haldoorka Qaranka Somaliland ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Qaranka Somaliland...

DIIRADA CAAFIMAADKA & DARYEELKA DADWAYNAHA:  Qalinkii: Jamal A. Muse 

0
“Gorfeynta & Falanqeynta Arrimaha Caafimaadka, Adeegsiga Diirada Fogaan araga, Daahfurka, Wacyigalinta, & Noolaynta Ka  Hortaga Dilaaga Dedan”  HORDHAC: Runtii waa waajib in laga hadlo arrimaha caafimaadka...

Dowladda Itoobiya oo Xidhay Xawaaladdo Ay Soomaalidu Ku Lahaayeen Dalkaas

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Dowladda Itoobiya, ayaa gebi ahaanba waxa ay albaabada isugu dhufatay in ka badan Lix xawaaladood oo Soomaalidu ku lahaayeen...

Dadweynaha Ku Nool Wajaale Oo Ka Hadley Dhul Uu Leeyahay Axmed Xasan Seed Oo...

0
Gabiley , (HargeisaPress) –Dadweynaha Ku Nool Magaalada Tog Wajaale Ayaa Ka Hadley Dhul Uu Leeyahay Ganacasade Axmed Xasan Seed Dhulkaasi Oo Laga Damcay Ganacsadaha Hadaba...

Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Oo Ballan-qaaday Waxqabad Ay Samayn Doonaan

0
HargeisaPress —Guddoomiyaha Xidhiidhka Ciyaaraha fudud ee Somaliland Mustafe Cabdi Xadi (Diyaara), oo Wasiirkii hore ee Ciyaaruhu Cabdirisaaq Waaberi Rooble, uu wareegto ku magacaabay, kadib...

Hambalyo Maareeyaha Cusub ee TVga Qaranka JSL iyo Sagootin Maareeyihii Hore oo u Dallacay...

0
Asalaamu Calaykum,Maanta ayay ahayd markii uu Maareeyihyii hore ee TVga Qaranka Saaxiibkay Khadar Xasan Cali Gaas uu Xilkii ku wareejiyay Maareeyaha Cusub saaxiibkay Cabdi...

DIIRADA CAAFIMAADKA & DARYEELKA DADWAYNAHA: Qaybtii 3-aad, Qalinkii: Jamal A. Muse

0
“Gorfeynta & Falanqeynta Arrimaha Caafimaadka, Adeegsiga Diirada Fogaan araga, Daahfurka, Wacyigalinta, & Noolaynta Ka Hortaga Dilaaga Dedan” CALAAMADAHA LAGU GARTO CUDDURKA DAACUUN: Caadiyan cuddurkani wuxuu ka...