Marwo Samsam Cabdi Aden Masuul ka runn sheegtay Xil gudasho Qaran Q/2aad W/Q: Nimcaan...

0
Akharistow marka aan indhah laga Qarsan xaqiiqada jirta iyo Samsam cabdi adan waa haweenay isku darsatay Karti,Aqoon xilkasnimo iyo Xeeldheri garaad oo ayy  weheliso...

Maxaa iman kara hadii aynu Kaadidada isku xanibno muddo dheer (Xogta Dahsoon)

0
Waxaa jirta in dadka qaarkii ay kaadida oo haysa ay hadana jidhkooda ku hayn karaan mudo 3 saacadood ilaa 7 saacadood gaadhaysa, inaga oo...

Saadaashayda: Maxaa Ka Dambayn Doona Burburka Dhaw Ee Nidaamka Siyaasadeed Ee Somaliland

0
Sida aan ku caddeeyay maqaalo hore oo badan in nidaamka siyaasadeed ee Somaliland uu gaadhay marxaladii burburka amaba uu gabi ahaamba burbursan yahay, balse...

HALKII AAN KA IMI 2AAD: Xalka Waxbarasho La’aanta Miyiga

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Ku soo dhawaada soo saaristii 2aad ee documentary filimkii HALKII AAN KA IMI oo uu soo saaray suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse...

Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha Madaxtooyada Somaliland Oo Hambalyo U diray Meherka Maxamed Cilmi iyo Nimco...

0
Wasiirka Madaxtooyada JSL. Md, Maxamuud Xaashi Cabdi, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Md. Cali Axmed Cali, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees, Wasiir ku...

HIRDAN DHEER & HORYAALNIMO: Labo Is Huwan, Balse Kala Horreeya Qaybtii 1-aad. Qalinkii:...

0
“Gorfeynta & Falanqeynta  Jaranjarada Horyaalnimada, Jidkii Hirdanka Dheer, Xuska Habeenkii Gunnaanadka Dharaarihii Camuud, Halloosigii Shalay  Iyo Heerka Hanka Xulashada Maanta” Hordhac: Marka hore aan idinku...

Siyaasaddii Waxa Dilay WADDANI oo Muniir Siyaasi u Noqday Faallo: Axmed M. Saleebaan

0
Inta badan bulshada reer Somaliland, waxay qawadeen siyaasadda xisbiyada mucaaridka ah bilahan u dambeeyay. Waxa dadka candhuuftooda dib uga liqay xiisaha miidaanka siyaasaddu, ay doodooda...

Ururka Caanaha Ee Barwaaqo Diyaarintii: Xamda Yusuf Adem

0
HargeisaPress —Dib ula soo noqoshadii xornimada qaranka jamhuuriyadda soomaaliland dumarku waxay si laxaadle uga qayb qaateen dib udhiska dalka kuwaasi oo dhinacyo badan ku...

XISBIGA WADDANI: Dawlad Mise Xisbi?: Qalinkii Jamal A. Muse

0
Akhriste, wali ma is waydiisay in xisbi siyaasadeed yeelan karo danjireyaal iyo in kale?. Ma kula tahay in xisbiyada iyo  dawladduhu wadaaggaan lahaanshaha xilka...

Somaliland Maxay Ku Xusi Doonta Maalinta La Dagaalanka Musuq-maasuqa Aduunka? W/Q: Cabdiraxmaan Cadami

1
9 December oo ku beegan barito oo jimce ah waxa loo asteeyey in ay noqoto maalinta la dagaalanka musuq-maasuqa (International Anti-corruption Day). Waxa laga...