Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Xaflad ay ku soo Dhaweeyeen Jaaliyadda reer Somalialnd...

0
Dubai , (HargeisaPress) β€”Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xaflad ballaadhan oo...

Dulmiga iyo Tacadiyada haysta Shaqaalaha Kastamka Berbera ee kula Kacayo Maamulaha Kastamka Berbera

0
Maamulaha Kastamka Berbera Maxamed Cabdi Gurxan ayaa baryahan danbe lasoo baxay tacadiyo ka dhan ah shaqaalaha kastamka berbera ka hawlgala kuwaasi oo uu inta...

Ila Wadaaga Tix Cusub Oo Aan Daawaha Ka Soo Qaaday. Tixda Magaceeda Waxa La...

0
Wuxu yidhi IHN Cige Aw Cali "Adigiyo Cabdiba waxad tihiin ciriro waawayne, beel caafimaad seexataad caabuq gelisaane ...." Waxan qabaa inay badanyihiin dadka abuuraya caabuqa...

Dawladda Iyo Nolosha –Qaybtii Koowaad. W/Q: Dr-Mohamed Abdilahi

0
Dawladnimoda iyo fasiraaddeedu waxa ay in mugleh ka haysatay doodaha falsafadda siyaasadda iyo aqoonta bulsho muddo aad u dheer oo ku taxan sooyaalka uunkeena...

Geerida Geesigii Muj. Cabdi Cismaan Aw-Cali (Cabdi Naano) Maxaan ka ogaa Halgankiisa Maalmihii Qadhaadhaa?

0
Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun , Marka hore waxaan Tacsi u dirayaa Qoyska, Qaraabada, iyo Ummada Somaliland ee uu maanta ka baxay Allah...

Muranka Dekeda Ceel-Gardi Waa Fidno Ay Raali Ka Tahay Xukuumada Kulmiye.

0
"Maxay Dawladu Uga Hadli La’adahay Dhismaha Deked Cusub ee Ceel-Gardi?. Hadii Aanay ahayn Fidno Raali laga Yahay". Dawladnimadu waa inaad hesho nidaam iyo kala danbayn...

The Somaliland Apprentice Program Illustrates Need for Business Cultural Reform By: Jama Ahmed Jama

0
Business to flourish needs creativity and innovations. Somaliland private sector plays crucial role and underwent huge progress in last two decades since the communist...

La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo Ee Dhinaca Dhaqaalaha Oo Eedaymo Usoo Jeediyey Murrashaxiinta Cabdiraxmaan Cirro...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) β€”La Taliyaha madaxwayne Siilaanyo ee dhinaca dhaqaalah Aqoonyahan Axmed Xasan Carwo ayaa eedaymo usoo jeediyey murrashaxiinta Cabdiraxmaan CIrro iyo Faysal Cali Waraabe. https://youtu.be/f3SyvfXEIM0  

Muxuu Salka Ku Hayaa Sababaha Uu Shaqada Looga Joojiyay Agaasimihii Guud ee Wasaarada Khayraadka...

0
Hargeysa β€”Maanta Waxaa Si Rasmi ah Shaqadii Wasaarada Looga joojiyay Agaasimihii Guud ee wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliland kadib markii uu ku Gefay Shaqada Wasaarada...

Mahadsanid Prof. Saleebaan

0
Toddobaadkii ina dhaafay waxa xilkii wareejiyey Guddoomiyihii Jaamacadda Cammuud Prof. Saleebaan Axmed Guuleed oo aan u aqoonsanahay Aabaha Waxbarashada Sare ee Somaliland. Waxaa soo...