Faysal Wuu Riyoodee, Hadmuu Soo Rogaal Calin…! Mohamed Gacayte

0
Nin dariiq xarriiqdaa Garan kara dayowdee Dhidarkii ku kacay danab Doc kastaaba waw toos.   Axsaabta siyaasada Somaliland waa Xisbiyo Qaran, waa Hanti Qaran oo aanu qof kaligii sheegan...

QORAALADA BEEN ABUURKA AH IYO QARDO-JEEXA TEBIYAHA,LABA AAN I WADA QABAN!! W/Q:Sacad Maxamuud (Gadhle)

0
Waa qalin sugan,oo si sax ah farta ugu fiiqi doona qoraalo habowsan,oo xaqiiqada ka fog,marar badana qas iyo jahawareer galiya wararka ay hamuunta u...

MA LAGA YAABAA IN ETHIOPIA UU MAR KALE DAGAAL GUDAHA AHI KA DHACO ?...

0
Dalka Ethiopia ayaa dhowaan la soo afjaray colaadii dawlada dhexe ee Ethiopia iyo Tigray oo dalkaasi gaadhsiisay halis weyn oo amni oo qarka u...

Casuumida Qurba Jooga Burco + Hadalada Aanay Ka Daalin Dawlada Hoose Ee Burco.

0
Bismilaah; waxa mahad oo dhan leh ilaahay SWT ina siiyay amniga iyo nabad qabka, intaas ka dib, runtii waxa wax lala yaabo ah nin...

Wasiir Yuusuf Ma Ruxmo !

0
Asalaamu Calaykum Run ahaan Qaranka Somaliland waxa uu Nasiib u helay in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu u soo xulay in Maaliyada Qaranka uu ku...

Hoggaamiyaha WADDANI Oo Sheegay In Aanay Qaaddicin Doorashada, Ka Dib Hadalkii Cirro Ee Maanta

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Goor dhawayd oo Caawa ah uu Telefiishanka Star waydiiyey inay...

Dardaarankii Madaxda Ingiriisku Siiyeen Masuuliyiintii Cusbaa ee Somaliland 1960! Qalinkii: Maxamed Baashe X....

0
Xafiiska lagu kaydiyo xogta iyo qoraallada taariikhda ee ku yaal magaalada London ee loo yaqaan “Public Records Office” ayaa sannad kasta waxa lagu soo...

Hal Milion oo Xasharaad ah ayaa Ku Nool sariirtaada (Xogta Dahsoon)

0
HargeisaPress —Qof kasta oo inaga mid ahi waxa uu leeyahay qorshe uga degsan hawl maalmeedkiisa caadiga ah waana arrin aynu ku kala duwan nahay,...

Bandhiggii Buugaagta Ee Laascaanood iyo Booqashadii Gobolka Sool Qormada 1aad

0
Tan iyo gu’gii 2008da oo Seeska Dhaqanka ee Baddacas (Redsea Cultural Foundation) ay Hargeysa ka bilaabeen bandhigga buugaagta caalamiga ah, waxa uu dedaalkaasi noqday...

Safiir Baashe Cawil oo lagu Soo Dhaweeyey Caasimadda Kenya ee Nairobi

0
Nairobi,(HargeisaPress) — Safiirka Somaliland ee Kenya u fadhiyi doona Baashe Cawil Xaaji Cumar, ayaa maanta gaadhay magaalada Naribo ee Caasimadda dalka Kenya, waxaana si...