Aas Qaran oo lagu Sagootiyay Cabdi Maxamed Jaamac Cabdi Yare oo ku Geeriyooday Hargeysa

0
Hargeysa(HargeisaPress)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Md. Siciid Xasan Habane iyo Guddoomiyaha Hay’adda Tayada agabka Mukhtaar Maxamed Cali, ayaa shalay ka qaybgalay aas...

Maayarka Caasimadu Dhalinyaradii Cabashada Ula Taggey ee Garoonka Dhurqaanta Ayuu Dib Ugu Jiheeyay Ganacsade...

0
Dhalinyaradan ayaa muddo dheer waxay si kulmeel-gaadh ah ugu ciyaarayeen dhul uu leeyahay ganacsade baxsane,oo ku yaala xaafadaasi imika loo yaqaan garoonka baxsane. Ganacsadaha ayaa...

Ku Dayo Gar-adag oo ku Dayo Qurbo-joogtooda

0
Bulshada ku dhaqan Degmada Gar-adag ee Gobolka Sanaag ee ku kala sugan gudaha dalka Somaliland iyo qurbo-jooga ku nool dalalka dibadda, ayaa isku hawlay...

Hambalyo Meher: Dhamaanba Shaqaalaha HargeisaPress iyo Saxaafadu Waxay Hambalyo U Dirayaan Cabdiraxmaan Nuux...

0
HargeisaPress  — Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyoWariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail,...

Bahda Hargeisapress . Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Ilma Jama Mohamed ( Afdiinle) Geerida...

0
HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin...

Tiir Adag Oo Ka Baxay Fanka: Fanaankii Weynaa Ee Wigic & Waayihiisii Faneed Q....

0
Gelinkii dambe ee maalinnimadii Khamiiseed, taariikhduna ahayd 16/10/2014, waxaa magaalada Hargeysa ku xijaabtay isla markaana lagu aasay Fanaankii caanka ahaa Marxuum Cabdillaahi Axmed Xirsi...

SOMALILAND THE NEWEST TOURIST DESTINATIONS IN AFRICA

0
SUPERB (SOMALILAND THE NEWEST TOURIST DESTINATIONS IN AFRICA ) Historical sites, nature and extensive coastlines can give Somaliland an income from tourism. But the country...

Sharcigu Maaha Qabyaali Qallinkii: Mustafe Sh. Cumar Geeddi

0
Waxa la yidhi waqtiyadii Soomaaliya uu xooga ku haystay Xisbigii Hantiwadaagu ayaa madal Olole ah oo Madaxweynihii fadhiyo la isku guubaabiyay in laga wadda...

Meel Aan Rabay Roob Igu Eri: Qalinka Cabdiraxmaan Cadami

0
Madaxweyne Siilaanyo markii uu xilka madaxtinimada dalka la wareegay (August 2010) waxay isaga iyo kooxdiisu si ku talo gal ah markiiba u sii bilaabeen...

Wasiiro Daah-furay Xarun Lagu Tabobarayo Saxafiyiinta Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xarunta tababarka Suxufiyiinta Somaliland, ayaa maanta markii u horreysay laga daahfuray xarunta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland. Xaruntan oo noqon doonta mid ku talogalkeedu...