Qareenkii U Doodyay Shirkada Prime, Sultan LTD oo Eedaymo u jeediyay Wasiiru Dowlaha Amniga...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Qareen Sacad Yasin oo ah qareenkii u Doodayay Shirkada Prime Sultan LTD Eedaymo u jeediyay Wasiiru dawlaha amniga Somaliland Maxamed Muuse Diiriye. https://youtu.be/Hc5UUt2Dre0

Qaran 24 jirsaday Quudhsi Uma Baahna Qalinkii: Cali Xasan

0
Sidaan lawada soco Somaliland waa qaran 24-jirsaday  waxaana hada lagu guda jiraa qaban qaabada iyo u diyaar garowga maalinta qaranka ee 18may oo wax...

Macluumaad Muhiim ah oo ku Saabsan Dalka Turkiga (Xogta Dahsoon)

0
Mudooyinkii u dambeeyey wararka caalamka waxaa cinwaan u ahaa dalka turkiga oo ay indhaha dunidu ku soo jeesteen ka dib inqilaabkii fashilmay ee wadankaa...

9 Qof Oo Isku Qoys Ah Oo Ku Sumoobay Caano Laga Lisay Xoolo &...

0
Xiin-galool, (HargeisaPress) — Qoys ka kooban 9 xubnood, ayaa ku sumoobay wax loo mallaynayo inay ahaayeen Caano aanay bad-qabkooda ogeyn, sida uu sheegay Dr. Cabdirisaaq...

1-dii July 1960: Maalintii Midowga Lagu Khasaaray

0
Shacabka reer Somaliland waxa ay rajaynayeen inay barwaaqo ceegaagta cagaha la galayaan marka la is-raaco ee ummadda Soomaaliyeed midowdo. Balse waxa ay riyadaasi isu-rogtay...

Qarankii Xar Baa Galay !! Qallinkii: Samia Muse

0
Waxaa ayaan darro ah xadhiga Nuuradiin Diini oo caawa lagu xidhay Hargeisa taas oo ah xaqdaro badheedh ah micnaheeduna ay tahay Ha Hadlin Ha...

Dastuurka Qaranka ayaa Qiray in Xoriyadu muwaadinku tahay xaq dastuuri ah !!

0
Canbaareyn Xadhiga Xoghayaha Arimaha gudaha ee Xisbiga UCID Maxamuud ali Saleebaan Ramaax. Aniga oo ka shidaal-qaadanaaya xeerarka Caalamiga ah ee Xaquuqda Aadamaha ee Qaramada Midoobay...

Diiwaan-gelinta Madaniga ah:Ma-Xeelad Muddo Kordhineed Mise Dan-Qaran!!!!.Faalo: Khadar Gureyte

0
Tan iyo Todobaadadii ugu danbeeyey waxaa si wayn guud ahaanba dalka looga dareemayey muranka Siyaasadeed ee ay dhalisay Diiwaan-gelinta Madaniga ah oo la filaayo...

Dawladda Iyo Nolosha –Qaybtii Koowaad. W/Q: Dr-Mohamed Abdilahi

0
Dawladnimoda iyo fasiraaddeedu waxa ay in mugleh ka haysatay doodaha falsafadda siyaasadda iyo aqoonta bulsho muddo aad u dheer oo ku taxan sooyaalka uunkeena...

Wasiir Mareexaan oo Ka Hadlay Hirdanka-Mandaqadda Ee Ganacsiga iyo Kaalinta Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ahna afhayeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa si qoto dheer u...