Gabiley, (HargeisaPress) —Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Beeraha Somaliland Mud.Cabdilaahi Ismaaciil faarax, Ayaa maanta Xilkii U Kala Wareejiyey IskuDuwaha Cusub Ee Wasaarada Beeraha Gobolka Gabiley Isku Duwihii hore ee xilka laga qaday.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Abdikareem Mahamed Aw,Aadan — HargeisaPress — Gabiley
Email: wacay28@hotmail.com