Wasiirka Maaliyadda Oo Warbixino Ka Dhegaystay Agaasime Waaxeedyadda Wasaaradaasi

0
Hargaysa (HP): Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa maanta warbixino ka dhagaystay Agaasimayaasha Waaxaha Wasaaradaasi. Warbixinahaasi ayaa ku saabsanaa waxqabadka wasaaradda ee sanadkii tegay ee...

Wasiirka Arrimaha Dibada JSL oo Warbixin Siiyay Danjireyaasha Fadhigoodu Yahay Hargeysa

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa Xafiiskiisa kulan kula yeeshay Safaaradaha waddamada...

Shirkii Suxufiyiinta Bariga iyo Bartamaha Somaliland oo Maanta lagu soo Gunaanaday Berbera + SAWIRRO

0
Berbera, (HargeisaPress) —Shir uga Socday Magaalada Berbera Ururka Suxufiyiinta Bariga iyo Badhtamaha Somaliland ee SECJA ayaa maanta lagu soo gabogabeeyey hoteel Maansoor ee magaaladda...

Badhasaabka Sool Oo Sheegay In Aanay Taageereyaasha Waddani Mudaharaad Ka Dhigin Laascaanood

0
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa sheegay in aan wax rebshado ah ka dhicin magaaladda Laascaanood oo la xidhiidha mudaharaadkii uu...

Hargaysa: Shirka Dib U Eegista Siyaasadda Dhalinyarada Somaliland

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda Dhalinyaradda, iyo Ciyaaraha JSL ayaa dhalinyarada dalka uga digay in loo addeegsado arrimaha qabyaaladda, iyo waxyaabaha bulshadda kala fogaynaya. Waxaanu sheegay...

Madaxweynaha Jabuuti oo War Ka Soo Saaray Geerida Guddoomiyihii Gobolka Banaadir

0
Djibouti (Hargeisapress)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Shacabka Soomaaliya iyo dowladda Federaalkuba uga tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid guddoomiyehii gobolka...

Sheekh Dirir Oo Sheegay Inaan Diinta Islaamka Mooyee, Ciddii Diin Kale Sheegata Ilaahayna Ka...

0
“Hadii aragtida in diimahu isku mid yihiin aan laga hortegin waxa meesha ka baxaya kala duwanaashaha xaqa islaamka iyo baadilka gaalnimada..” Sheekh Maxamed Sh....

Culimada Waa Wayn Ee Dalka Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Xeer Muran Badan...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Culimada waa wayn ee Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa si adag uga hadlay xeer muran badan dhaliyey oo...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Roobab Khasaare Gaystay Oo Goboladda Dalka Ka Da’ay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xukuumadda Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay roobab xoog leh oo maalmahan ka da’ay magaaladda Burco, kuwaasoo sababay khasaare...

Dibad-baxyo Maanta Ka Dhacay Magaalada Boorama

0
Boorama (Hargeisa Press) – Wararka ka imanaya magaaada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal ayaa sheegaya in maanta uu halkaasi ka dhacay banaanbax lagaga soo...