Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Roobab Khasaare Gaystay Oo Goboladda Dalka Ka Da’ay

0
709

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xukuumadda Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay roobab xoog leh oo maalmahan ka da’ay magaaladda Burco, kuwaasoo sababay khasaare hantiyeed oo kala duwan.

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland oo ay wehelinayeen badhasaabka Maroodijeex, badhasaabka gobolka Selel iyo maayar ku-xgeenka caasimadda Hargaysa oo maanta si wada jira warbaahinta ugula hadlay xarunta wasaaradda arrimaha gudaha.

Waxaanay masuuliyiintaasi sheegeen in roobab mahiigaana oo  saacadihii la soo dhaafay ka da’ay goboladda Selel, Togdheer iyo Sanaag ay sababeen khasaare nafeed iyo mid hantiyeedba.

Halkan ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here