Culimada Waa Wayn Ee Dalka Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Xeer Muran Badan Dhaliyey Oo Hor Yaala Golaha Wakiilada Fariin Digniin Ahna U Direy Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland

0
903

Hargeysa,(HargeisaPress) —Culimada waa wayn ee Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa si adag uga hadlay xeer muran badan dhaliyey oo horyaala golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah xeer jidaynaya baananka Ribada ku shaqeeya.

Waxaanay culimadu ay fariin digniin ah u direen xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here