beesha caalamka oo ku baaqday in-deg deg loo qabto doorashooyinka somaliland

Beesha Caalamka oo Ku Baaqday In Deg-Deg Loo Qabto Doorashooyinka Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Dalalka Beesha Caalamka ee dowladda Somaliland ka taageera arrimaha doorashooyinka, ayaa qoraal ay soo saareen waxaa ay si adag uga...
madaxweyne-biixi-oo-balanqaad-ka-sameeyay-arrinta-doorashada

Madaxweyne Biixi oo War Ka Soo Saaray Doorashooyinka

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu sheegay in xukuumaddu soo dhawaynayso muddo kordhinta iyo in doorashooyinka loo qaban...

Khasaare Ka Dhashay Askar Boolis Ah oo Lagu Weeraray Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamo ka tirsan Booliska Somaliland...
dil-ka-dhacay-hargeysa

Askari Ka Tirsanaa Ciidamada Booliska oo Lagu Dilay Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa saaka dil loogu gaystay bartamaha magaalada Hargeysa, sida ay xaqiijiyeen Ciidanka Booliska. Askarigan oo...

Somaliland iyo Sweden oo Ka Wadahadlay Xalaada Xuquuqal Aadamaha

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Safiirka dowladda Sweden u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya, Ambassador Per Lindgärd, ayaa maanta kulan balaadhan la qaatay Guddoomiyaha Komishanka...

Somaliland oo Ka Qayb-gashay Shirka Toddobaadka Shidaalka Afrika

0
Cape Town (Hargeisa Press) – Dowladda Somaliland, ayaa waxaa ay ka qayb gashay shirka Toddobaadka Shidaalka Afrika oo ka furmay Magaalada Cape Town ee...

Saxafiyiin Ka Socda Jariirad Caalami Ah oo Somaliland Soo Gaadhay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Saxafiyiin ka socda Jariirada caanka ah ee Le monde Diplomatique, France, ayaa waxaa ay soo gaadheen dalka Somaliland. Saxafiyiintan, ayaa imaanshahooda...

Maxay Ka Wadahadleen Wasiir Kaahin iyo Safiirka Dalka Sweden?

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta kulan qaatay Safiirka Dowlada Sweden u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya,...

Somaliland oo Xisbiga Hoggaamiya Dalka Ingiriiska U Bandhigtay Qadiyadeeda

0
London (Hargeisa Press) – Dowladda Somaliland, ayaa waxaa ay ka qayb gashay shirweynaha xisbiga muxaafidka ah ee hoggamiya dalka Ingiriiska ee Conservative-ka oo ka...

Warbaahinta Caalamka oo Waxka Qortay Dib U Dhaca Doorashada Madaxtooyada Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Warbaahinta Caalamiga ah ee dunida, ayaa wax ka qortay dib u dhaca ku yimid Doorashada Madaxtooyada Somaliland. Warbaahinta kala ah Reuters...