Saxafiyiin Ka Socda Jariirad Caalami Ah oo Somaliland Soo Gaadhay

0
1485

Hargeysa (Hargeisa Press) – Saxafiyiin ka socda Jariirada caanka ah ee Le monde Diplomatique, France, ayaa waxaa ay soo gaadheen dalka Somaliland.

Saxafiyiintan, ayaa imaanshahooda ka dib waxaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Somaliland Maxamed Cabdilaahi Ducaale.

Agaasimuhu, wuxuu uga xog waramay xaalada guud ee Bini’aadantinimo ee Dalka, gaar ahaan xidhiidhka ka dhexeeya Isbedelka Cimilada iyo Abaaraha soo noqnoqday ee Somaliland.

Saxafiyiintan ka socday Jariirarda caanka ah ee Le monde Diplomatique, France,  ayaa waxaa ku wehlinayay kulanka saraakiil sare oo ka tirsan hay’adda ACTED.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here