Tartankii Quraanka Kariimka ahaa ee Shirkadda Dahabshiil Oo Hargeysa Lagu Soo Gunaanaday + SAWIRRO

Hargeysa ,(HargeisaPress) —Masaajidada Cali Mataan iyo Rusheeye waxa si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay tartanka Quraanka Kariimka ah ee ay maalgaliso shirkadda Dahabshiil Group....

“Waxaan Mareykanka u tagay inaan maxkamad la tiigsado ninkii isku dayay inuu Soomaaliya igu...

Hargeysa ,(HargeisaPress) —Tacaddiyada ka dhanka ah bani'aadannimada ee ka dhacay Soomaaliya intii ay jirtay dowladdii kacaanka ee 21-ka sano uu ka talinayay madaxweynihii hore...

Madaxweyne Biixi oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madax ka socotay Shirkada GULHAN LTD. DEARSAN.Co oo...

Hargeysa ,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay shirkada GULHAN LTD. DEARSAN.Co, oo laga...

Hargeysa: Roob Mahiigaan Ah Oo Sababay Geerida 7 Ruux Iyo Dhaawaca 9 Qof

Hargeysa ,(HargeisaPress) —Roob mahiigaan ah oo shalay gabal dhicii ka da’ay Hargeysa ayaa sababay dhimashada toddoba qof oo laba ka mid ah ay ku...

Madaxweyne Bixii Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Naf Waayey Roobabkii Caawa ka Da’ay...

Hargeysa ,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu ka hadlay khasaaraha ka dhashay roobab mahiigaan ah oo caawa ka da’ay dalka...

Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay Khasaaraha Ka Dhashay Roobabkii Hargeysa Ka Da’ay

Hargeysa ,(HargeisaPress) —Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo warbaahinta kula hadlayey Magaalada Hargeysa,ayaa shaaciyay in Shan qof ay ku dhinteen, Sagaal qof...

Qodobo Uu Madaxweyne Muuse Biixi Kala Hadlay Safiirka Soomaaliya Ee UK Oo La Shaaciyey

Hargeysa ,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Amb....

Wasiirka Gaadiidka Iyo Wasiirka Warfaafinta JSL Oo Soo Gabagabeeyey Xuska Toddobaadka Badbaadada Waddooyinka +...

Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka oo ay wehelinayeen Wasiirro Xukuumadda ka tirsan iyo Taliska Booliska oo soo abagabeeyey xuska toddobaadka badbaadada waddooyinka Hargeysa ,(HargeisaPress) —Xuska...

Muqdisho: Nin Turkiga u dhashay oo ku dhintay garax gaadhi

Hargeysa,(HargeisaPress) —Ugu yaraan hal qof ayaa ku geeryooday qof kalana waa uu ku dhaawacmay ,kaddib qarax gaari oo ka dhacay Isgoyska KM 4 ee...

Akhriso Go’aano Ay Soo Saareen Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland

Hargeysa ,(HargeisaPress) Guddida joogtadda ah ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa diiday dalab  uga yimid xeer ilaalinta qaranka inay xasaanadda ka qaadaan xildhibaan Maxamed Axmed...

Latest News