Daawo Muuqaal: Gudoomiyaha Salal Oo Ka Hadlay Warar Ku Saabsan In Sirdoonka Jabuuti Xuduudka...

0
Hargeisa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Gobolka Salal ayaa meesha ka saaray warar sheegayay in Ciidamada Sirdoonka Jabuuti Gudaha Somaliland dad ka kaxaysteen. waxa uu sidoo...

Madaxtooyada oo Weyday Hal Suldaan oo ka Daba Hadla Suldaanka Guud Ee Subeer Awal

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxtooyada iyo Abbaanadeeda, ayaa ku simbiriirixday qabashada kulan qorshihiisu ahaa inay Jawaab uga dhiggaan hadalka soo yeedhay Suldaanka Guud ee Beelaha...

Xafladdii daahfurka buugga WARJIRE Xog iyo Xusuusqor Uu qoray Weriye Axmed Siciid Cige

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Waxaa magaalada Hargeysa xalay lagu qabtay xaflad aad u heersarraysa oo rugcaddaaga saxaafadda, weriyihii hore ee BBC-da Axmed Saciid Cige uu ku soo bandhigay...

Booliska Hargeysa oo Qabtay Dad Ka Ganacsanayay Maandooriye

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Ciidanka Booliska Somaliland gaar ahaan qaybta Ilaalada Cashuuraha ayaa gacanta ku soo dhigay Khamri fara badan. Khamrigaasi oo dhamaa 13 Kartoon oo...

Daawo Muuqaal: Mareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Oo Ka Hadlay Dhismaha Laabka Shidaalka, kana Jawaabay...

0
Berbera , (HargeisaPress) — Mareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Ayaa Ka Hadlay Dhismaha Laabka Shidaalka Iyo Arimo La Xidhiidh Waxqabadka Xukuumada Madaxweyne Ahmed Siilanyo. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=m-PICbfvTy8]   HargeisaPress...

Madaxweyne Ku-Xigeenka JSL Oo Ka Qayb Galay Qalin Jebinta Jaamacadda Tima-Cadde

0
Gabiley (HP): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa maanta ka qayb galay xaflad loo sameeyay arday ka qalin jebiyay jaamacadda Tima-Cadde ee magaaladda Gabiley. Ardaydan ka qalin...

Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal oo Sheegay Inaanay Gobolka Awdal Galaynin Doorashooyinka Somaliland.

0
Borama (Hargeisapress) – Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka gobolka Awdal oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada Boorama ayaa sheegay inaanay gobolka Awdal galaynin...

Xildhibaanada Golaha Deegaanka Boorama oo La Dhaariyay

0
Boorama (Hargeisa Press) – Maxkamadda gobolka Awdal, ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah u dhaarisay Xildhibaanada cusub ee golaha Deegaanka ee degmada Boorama. Xildhibaanada...

Kulan Dhexmay Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Iyo Jaaliyada Reer Somaliland Bristol + SAWIRRO

0
Bristol, (HargeisaPress) —Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Mr. Ibraahim Siyaad Yoonis oo safar shaqo ku jooga dalka Ingiriiska ayaa sheegay inuu kulan la yeeshay Jaaliyada...

Murrashaxa Muuse Biixi oo Xadhigga Ka Jaray Xafiisyo Cusub oo Xisbiga KULMIYE ka Furtay...

0
Gabiley, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah xadhigga uga jaray saddex xafiis oo...