Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal oo Sheegay Inaanay Gobolka Awdal Galaynin Doorashooyinka Somaliland.

0
425

Borama (Hargeisapress) – Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka gobolka Awdal oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada Boorama ayaa sheegay inaanay gobolka Awdal galaynin doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka ilaa iyo inta laga helayo saamigii saxda ahaa ee ay ku leeyihiin Baarlamaanka Somaliland.

WARIYE: XAMSE JIRDE

HARGEISA PRESS.COM

OFFICE HARGEISA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here