Daawo Muuqaal: Gudoomiyaha Salal Oo Ka Hadlay Warar Ku Saabsan In Sirdoonka Jabuuti Xuduudka Ka Soo Talaabay

0
896

Hargeisa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Gobolka Salal ayaa meesha ka saaray warar sheegayay in Ciidamada Sirdoonka Jabuuti Gudaha Somaliland dad ka kaxaysteen. waxa uu sidoo kale sheegay inay jiraan Baahiyo dhinaca Caafimaadka iyo Biyaha ah oo gobolkaasi ka jira, isagoo sheegay in Dhakhtarkii Saylac Xidhan yahay.

 

Halkan ka Daawo Video

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here