Mushharrax Ibraahim Cabdi Muuse

Mushharrax Ibraahim Cabdi Muuse oo Lagu Soo Dhaweeyey Xadka Somaliland iyo Itoobiya

0
Allay-baday (Hargeisa Press) – Xoghayaha Diinta iyo Awqaafta ee Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Sheekh Ibraahi Abdi Xuseen oo ah Musharrax u taagan Golaha...
Sheekh Cabdiraxmaan Dheere

Sheekh Cabdiraxmaan Dheere oo Si Weyn Uga Dayriyay Dhibaatada Ay Dalka Ku Hayaan Oromada...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Sheekh Cabdiraxmaan Dheere oo ka mid ah culimada magaalada Hargeysa ayaa khudbadii Jimcaha ee maanta waxaa uu kaga hadley dadka...

Ujeedka Kulan Dhexmaray Madaxda Xisbiyada, Xukuumadda iyo Guddiga Doorashooyinka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxda xisbiyad qaranka, xubno ka mida golaha Wasiirada iyo Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland, ayaa habeenimadii xalay kulan muhiima aqalka madaxtooyada...

Shaqaale Gargaar oo Lagu Dilay Gobolka Tigray Ee Itoobiya

0
Mekelle (Hargeisa Press) — Guddiga Caalamiga ah ee Badbaadinta (IRC) ayaa ku dhawaaqday dhimashada mid ka mid ah shaqaaliheeda oo lagu dilay gudaha xero...

Al-Shabaab oo Dad Shacab Ah Ka Afduubtay Gobolka Sanaag

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press) — Maleeshiyo la sheegay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa saddex qof oo shacab ah oo ka ganacsada dahabka buuraha laga...
Abdirashid Aideed Yasin

Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha oo Beeniyay In Kooxda Kubada Cagta Ee Ilaaladda Xeebuhu U Soo...

0
Hargeisa (HP): Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland ayaa beenisay in kooxda ciidamadda ilaaladda xeebaha u ciyaartaa ay u soo gudubtay heerka kowaad. Sida uu sheegay...

Wasiirro Ka Qayb Galay Furitaanka Xarunta Ururinta Raad Reebka Taariikhda Somaliland

0
Hargeisa (HargeisaPress)–Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa si Wada-Jir Xadhigga Uga Jaray Xarunta Ururinta Raad-Reebka Taariikhda Qaranka. Xubno ka mid ah madaxda xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland,...
Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Farmaajo

Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Farmaajo Ku Eedeeyay Inuu 4-tii Sanadood Ee U Dambeeyay Ka...

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Madaxweynihii hore Maamul-gobolleedka Soomaaliya ee Gal-mudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ka mid ah Musharraxiinta u tartamaya Xilka Madaxweyne-nimo ee Soomaaliya...

Munaasibad Lagu Shaaciyey Musharrixiin Miisaan Leh oo Xisbiga Waddani Ku Biiray

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Waxaa maanta magaalada Hargeysa lagu qabtay munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayay musharraxiin miisaan leh oo iska soo sharaxay xisbiga Waddani. Musharrixiintan...
Mulkiilaha Astaan TV, Cabdimanaan Yuusuf

Somaliland oo Xabsiga Ka Sii Daysay Mulkiilihii Astaan Tv

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay maanta Xabsiga ka sii daysay Mulkiilihii guud ee Telefiishanka Astaan, Cabdimanaan Yuusuf. Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa...