Sheekh Cabdiraxmaan Dheere oo Si Weyn Uga Dayriyay Dhibaatada Ay Dalka Ku Hayaan Oromada Dawarsata

0
1434
Sheekh Cabdiraxmaan Dheere
Sheekh Cabdiraxmaan Dheere

Hargeisa (Hargeisa Press) – Sheekh Cabdiraxmaan Dheere oo ka mid ah culimada magaalada Hargeysa ayaa khudbadii Jimcaha ee maanta waxaa uu kaga hadley dadka Oromada ah ee ka dawarsada Somaliland.

Waxaanu Sheekh Cabdiraxmaan Dheere si weyn uga dayriyay dhibaatada ay dalka ku hayaan Oromadu.

Sidoo kale, waxaa uu sheegay in dabagal uu ku sameeyay dadkaasi Oromada ah ee dawarsata ee ka yimaada Itoobiya in dad Somaliland u dhashay ay dalka keenaan, islamarkaana ay Zaad-ka u furaan oo lacagta ku soo dhacda ay ka qaadaan khidmad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here