Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha oo Beeniyay In Kooxda Kubada Cagta Ee Ilaaladda Xeebuhu U Soo Gudubtay Heerka Kowaad

0
798
Abdirashid Aideed Yasin
Abdirashid Aideed Yasin

Hargeisa (HP): Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland ayaa beenisay in kooxda ciidamadda ilaaladda xeebaha u ciyaartaa ay u soo gudubtay heerka kowaad.

Sida uu sheegay agaasimaha guud ee wasaaradda ciyaaraja Somaliland C/rashiid Caydiid Yaasiin.


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here