Xisbiyada iyo Komishanka Doorashada Oo Heshiis Kala Saxeexday + Muuqaal

0
951

HARGEISA, (HargeisaPress) β€” Guddida doorashooyinka qaranka, saddexda xisbi qaran iyo daneeyeyaasha kale ee arrimaha doorashada ayaa maanta shir ay Hargeysa ku yeesheen waxaa lagu saxeexay xeerka anshaxa ee diwaangalinta codbixiyeyaasha, kaasi oo kala haggi doona dhinacyada diwaangalinta ku shaqada leh.

 

Xisbiyada, xukumadda iyo guddida doorashada ayaa lagu boorriyay inay si fiican u ilaaliyaan xeerka islamarkaana diwaangalinta oo fure u ah doorashada 2017 habsami u qabsoonkeeda la wada ilaaliyo. Masuuliyiinta dhinacyadaasi kala metelayay ayaa isku dardaaray dardar galinta diwaangalinta.

 

Halkan ka Hoose ka daawo Muuqaalka

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here