Xisbiga Waddani Oo Shaaciyay In Ay Dedejinayaan Kala Xulista Murashaxiinta

0
1196

Hargaysa (HP): Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa shaaciyay in ay dedejinayaan soo xulista murashaxiinta xibsigaasi uga tartamaya goleyaasha Wakiiladda iyo deegaanka ee doorashooyinka soo socda.

Kadib kulan ay xarunta xibsigaasi Hargaysa ku yeesheen guddoomiyeyaasha uga wakiilka ah xisbiga Waddani goboladda iyo degmooyinka dalka.

Sababta keentay in la dedejiyo xulista murashaxiinta ayaa ka dhalatay codsi xisbigaasi uga yimid komishanka doorashooyinka qaranka.

Sida uu sheegay xoghayaha guud ee xisbiga Waddani oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargaysa.

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here