Wasaaradda Deegaanka Somaliland Oo Daawaysay Galaydh Dhaawacmay

0
523

Hargaysa (HP): Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL oo kaashaneysa Haayada CCF ayaa gargaar Caafimaad iyo mid daryeel u fidisay laba Galaydh oo dhaawacyo soo gaadheen.
Labadan Galaydh oo ay dhibaato u gaysteen dad shacab ah ayay wasaaradu daawayn iyo daryeel ba siisay.
Waxaana arrinta kabadaas Galaydh ka hadlay agaasimaha waaxda duur joogta ee wasaaradda Deegaanka C/naasir Xuseen Siciid, iyo qaar ka mida dhakhaatiirtii daawayay shinbirahaasi.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here