Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud oo Sheegay inay ka qayb galayaan Tartan orodada ah oo bishan ka dhici doona Magaalada Diridhaba ee dalka Ethiopia + Muuqaal

0
963

HARGEISA, (HargeisaPress) — Xoghayaha Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Mustafe Cabdi Xadi  Oo Maanta Xarunta Wasaarada Ciyaaraha ,Dhalinyarada Iyo Dalxiiska Ugu Waramaayey Shabakadda Wararka ee HargeisaPress.com Ayaa shaca ka qaday inay 10 bishan ee January ka qayb gali doonan Tartan Orodada ah oo 10-KM  ah oo ka dhici doona Magaalada Diridhaba ee dalka Ethiopia.

 

 

Waxaanu Xoghayuhu  sheegay in tartankasi fursad u yahay Orodyahanada reer Somaliland loona bahan yahay inay u diyaargarooban ,Isagoo Xusay In Ay hore uga qayb galeen tartanka Diridhaba.

 

 

Halkan ka Hoose ka daawo Muuqaalka

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here