WFP Oo Baabuur Ku Wareejisay Haayadda NEDFOD Somaliland

0
498

Hargaysa (HP): Haayadda u diyaar garowga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka Somaliland ayaa laba baabuur kala wareegtay haayadda WFP.
Waxaana gaadiidkaasi masuuliyiinta WFP kala wareegay guddoomiyaha haayadaasi Faysal Cali Sheekh.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here