Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa ka hadlay sababaha ay xalay u hor istaageen bandhig faneed ay magaalada hargeysa ku qabanysay fanaanadda Nasteexo Indho,isaga oo wasiirkuna sidoo kale fariin digniin ah u direy rayslayaasha magaaloyinka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP