Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Racfaanka Uu Gudoomiye Faysal Ka Qaatay Go’aankii Ay Soo Saareen Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasadda Somaliland

0
828

Hargeysa, (HargeisaPress) —Musharaxa xisbiga UCID aqoonyaha Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan Racfaanka uu gudoomiye Faysal Cali Waraabe ka qaatay go’aankii ay dhawaan khilaafka xisbiga UCID kasoo saareen gudida diiwaangalinta ururada siyaasadda Somaliland.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here